Ciidanka AMISOM iyo Kuwa Dowlada oo Kulan Deg Deg ah Ku Leh Magaalada Muqdisho.
War Goordhaw nagasoo gaaray Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in kulan muhiim ah uu ufurmay Saraakiisha Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMIS0M.
Sarkaal katirsan Madaxtooyada Villa Somalia ayaa xaqiijinaya in dowladda Somalia ay shir muhiim ah ka yeelanayso xaaladaha dagaal ee ka aloosan magaalada Muqdisho.
kulankan oo loga wada hadlayay qabka ugu fudud ee loga taqlusikaro mucaradaka hubaysan ee ka dhexdagalamayo magaladda muqdisho iyado lesla so qaday fikrado badan ayaa ugu danbeynti leysku racay in laga bilabo birito ilaa jimcaha so socda lagu qado mucaradka hubeysan dagaal aan lo kala harin.                       Kulankan oo ay banaanka ka joogto Saxaafadda Muqdisho.                                                         Madaxweyne Shariif iyo Saraakiisha ugu sarayso Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in ay kulanka ka qayb qaadanayaan, Wararka qaar ayaa sheegaya in kulanka uu goob joog ka yahay Indha Cadde oo dhawaan dowladda ku biiray.
Comments
comments