Ciidamada Uganda oo la sheegay inaysan ka baxaynin Somalia + (Warbixin)
BARTAMAHA – “ciidamada uganda iyo kuwa midowga Africa wey aysiijoogi doonaan dalka Somalia ,iyagoo siiwadaya dagaalka alshbab.”Sidaa waxaa yiri mr Crispus Kiyonga.
Wasiirka daafaca ayaa sidoo kalle sheegay in Uganda aysan ujoojin doonin dagaalka alshabab weeraro ay kala kulmaan dhanka alshababa
Uganda waa wadankii ugu horeeyay ee ciidamada usoo dira Somalia xiligii uu bilowday howlgalkii Amisom ee Somalia waxaana dib uga soo biiray wadamo ay kamitahay Burundi.
17,700 oo askari kuwaa oo kasocda midowga Africa ayaa Somalia kawada howlgalka Nabad ilaalinta Ee AMISOM ugandana waxa ay iyadu kuleedahay tirada ugu badan ee ciidamadaas.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.