Muqdisho(Bartamaha)Wararka Saakay Naga Soo gaaraya Degmada Dharkeeynleey ee gobolka banaadir ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Shalay Galab Liiqii Gabar 6 Jir ah uu ku Kufsaday halkaasi Wiil Dhalainyaro ah ...
Muqdisho(Bartamaha)Waxaa la soo sheegayaa in ciidamada AMISOM ee ku sugnaa qeybo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ay banneeyeen deegaano ay horay ugu sugnaayeen oo ay ka mid tahay degmada Jannaale oo ...
Muqdisho(Bartamaha)Weeraryahanka kooxda Saxafi iyo xulka qaranka Soomaaliya, ayaa booska loo beddeli doona, kaddib markii uu xulka dhaawac kaga haray da’yarka Maxamuud Cabdinuur Maxamed (Meeman). Xiddiga heerka caalami ee Bile, ayaa ...
Muqdisho(Bartamaha)Guud ahaan halka soomaalida ay dagto waxa ay isticmaalaan Xooga Dameerka hadana waxa ay u isticmaalaan si kabaxsan xuquuqda nafsada Xayawaanka . Dameerku Waa noole u baahan in la ixtiraamo ...
Muqdisho(Bartamaha)Daqiiqado ka hor ayaa waxaa la diyaariyay isku aadka afar dhamaadka Koobka Champions League ee laga ciyaaro qaarada Yurub. Koobkaan ayaa waxa aiskugu soo haray afar koox oo ka socotay ...
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa laga Dalbaday in ay Si Deg deg ah Maxkamadda Usoo Taagto Hogaamiyaha Maamulka raaskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe Dahir Amiin Jeesoow ayaa Waxaa ...
Aqaba (Bartamaha) 18 April 2015, adaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah ...
Muqdisho (Bartamaha)Ciidamada Booliska Dalka Koonfur Afrika ayaa Waxaa ay Hotel Ku Yaal Magaalada Durban ee dalkaasi kuunfur afrika ku ilaalinayaan dad ajnabi oo ay ku jiraan soomaali kuwaasi oo laga ...
Muqdisho (Bartamaha)Nin ayaa hada kahor nin ku hor arkay guri isagoo tuuksanayo waxa uu yiri:“War nin yahoow maxaa ku hor istaajiyey gurigaani? Ninkii kale ayaa ugu jawaabay “Gurigaan waxaa degen ...
Muqdisho (BARTAMAHA) gu horeynta, dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Dawladda Kenya oo tan iyo sanadkii 1991-dii magangelyo siinaysay qaxootiga isdaba-jooga ahaa ee ka soo cararayey dagaaladii ...
Muqdisho (Bartamaha)Sanad Waliba Wax Baa Masraxa Fuullo oo la Hadal’hayaa Inkastoo Tani ay Soo Jiri Jirtay Hadana Sababo Badan oo is biirsaday ayaa baaxad u yeelay oo Baaqa iyo beesa ...
Cadaado (Bartamaha) adaxweynaa Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Cadaado uga furay shirka maamul-u-sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya oo dhowr jeer dib u dhacay. Dhismaha maamul ay yeeshaan koonfurta ...
Muqdisho (Bartamaha) adib markii magaalada Muqdisho aan kula kulmay 16ka bishan Safiir Sweden Danjire Mikael Lindvall waxaa dib ugu xaqiijinay xiriirka wanaagsan oo aan la leenahay Boqortooyada Sweden iyo dadkeeda. ...
Muqdisho (Bartamaha) Magaalada Muqdsho Ayaa Waxaa Saakay Abaaro 9:00 Ka Bilaawday Roobab Mahiigaan ah Kuwaasi oo Biyo Dhigay Qeybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Roobabka Maanta ka ...
Muqdisho (Bartamaha) Qarax baabuur iyo weerar daba socday ayey kooxo hubaysan maanta ku qaadeen xarunta Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Koox ...
Hargeysa(Bartamaha) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid ee Soomaaliland Ing. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa ka horyimid heshiiskii ay dhawaan magaalada Garoowe ku gaareen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntland. ...
Cadaado(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud,wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in qabanqaabada soo dhaweynta madaxweynaha ...
Muqdisho (BARTAMAHA)Kooxda Manchester United ayaa waxaa ay Il Gooni ah Ku Eegeeysaa saxiixa weeraryahanka kooxda Burnley ee Danny Ings, Iyadoo Dooneeysa in ay Kaga Guuleeystao Kooxda Liverpool oo Iyana Doondooneysa Weeraryahanka ...
Muqdisho (BARTAMAHA) Xili Maalintii Shalay Aheed ay Magaalada Muqdisho Ee xarunta dalka Ku Geeryootay Mid ka Mid Ah Labada haween Ee Ku sawiran Lacagta Shilin Soomaaliga ah Ayaa Waxaa ay dadbadani ...