Bartamaha (B/Weyne):- Kooxda Alshabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay Laba Haween ah oo lagu sheegay in ay ahaayeen Sirdoonka Dowlada Iyo Ethiopia. Kooxda Alshabaab ayaa goob fagaara ah xukun dil ah kula riday Laba Haween ah oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen Jaasuusiin ama Sirdoonka Dowlada iyo Ciidanka Ethiopian ee dhawaanahan weerarada ku hayay Baladweyne. Labada Haweenka...Continue reading »
Category Archives: Top Story
Bartamaha (UK):- A WEEK-LONG festival of Somali literature, music and history has been entertaining crowds at Oxford House in Bethnal Green including a fun-day for children on Sunday (October 24). Families and children from across the borough were entertained by clowns, children’s stories and poetry readings at the Derbyshire Street community centre for Somali Children’s...Continue reading »
Bartamaha (B/Weyne):- Al-Shabab judge Sheik Mohamed Ibrahim on Wednesday sentenced the girls to death for working for government soldiers fighting the group in the town of Belet Weyne. Ayan Mohamed Jama, 18, and Huriyo Ibrahim, 15 were executed by firing squad soon after sentencing. As the girls were shot, they shouted “There is no God but Allah,” says an eyewitness...Continue reading »
Bartamaha (Somalia):- Somali pirates remain a serious threat to international shipping. A new report from The International Maritime Bureau says Somali pirates carried out almost half of the 300 piracy incidents reported worldwide this year. Just this week, in fact, Somali pirates traded gunfire with International Naval Forces and the European Union’s anti-piracy...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- Safiirka Soomaaliya Ee Kenya iyo Qunsulka Kuweyt ayaa ku shiray Xarunta Saxaafada Soomaalida Ee Dalkaasi Kenya. Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur ‘Ameriko’ ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Kuwayt ee Kenya, Ambassador Yaqoub Y. Alsanand. Waxaa Safaaradda Somaliya ee Kenya ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador...Continue reading »
Bartamaha (B/Xaawo):- Madaafiic xoogan ayaa Caawa lagu garaacay Gudaha Degmada Baladxaawo Ee Gobolkaasi Gedo. Madaafiic xoogan oo u badan Hoobiyayaal ayaa la soo sheegayaa in Caawa lagu garaacay gudaha Degmada Baladxaawo Ee Gobolkaasi Gedo halkaasi oo ay haystaan Ciidanka Dowlada. Madaafiicda oo ay soo tuurayeen Maleeshiyaadka Shabaab ayaa la soo sheegayaa in ay ku dhaceen...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Wariye Xasan Maxamed Cali Anteeno oo waayihii ugu danbeeyay u shaqeynayay Kooxda Mucaaradka ah Ee Xizbul Islaam ayaa ka soo goostay Kooxdaaasi. Wariyahan oo shalay gaaray Xarunta Wasaarada Warfaafinta Dowlada KMG ah ayaa waxa uu isku dhiibay Wasaaradaasi isaga oo shaaca ka qaaday in uu ka soo goostay Kooxda Xizbul Islaam oo muddo uu u shaqeynayay. Wariyahan...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa weli aan helin kalsoonidii Baarlamanka xilli muddo dhowr jeer ah uu baaqday kulan lagu doonayay Kalsooni siintiisa. Ra’iisul Wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo oo muddo dhowr todobaad ah xilka haya ayaa weli aan helin kalsoonidii Baarlamanka Soomaaliya iyadoo Khilaaf xoog leh uu ka dhashay codkii la siin...Continue reading »
Bartamaha (Rabdhuure):- Dagaal qaraar ayaa saacadihii u danbeeyay ku dhexmarayay Gobolka Bakool Kooxda Shabaab iyo Ciidanka Dowlada. Dagaalka ayaa waxa uu xoogiisa ka dhacay deegaanka Rabdhuure Ee Gobolka Bakool ka dib markii Ciidanka Dowlada ay weerar ku qaadeen saldhigyo shabaabka ku leeyihiin duleedka Rabdhuure. Dagaalka ayaa balaartay waxaana la sheegaya ain qasaara...Continue reading »
Bartamaha (Mogadishu):- The Supreme Court in Somalia has supported the country’s president in the dispute with the speaker of the parliament over how to confirm the newly- appointed prime minister. Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed maintains that the vote should be an open one while the parliament Speaker Sharif Hassan Sheikh Adan contends that secret balloting...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- Somalia’s prime minister nominee, Mohamed Abdullahi Mohamed, is waiting on parliament to decide how to vote on his nomination. The delay could undermine him before he even takes office. I’ve been following the installation of the new prime minister for Somalia’s Transitional Federal Government (TFG), Mohamed Abdullahi Mohamed, whose predecessor...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- The United Nations called on Kenya on Tuesday to move 5,000 Somali refugees further inland to safety because of reports Islamist rebels were preparing to mount a fresh attack on a nearby Somali border town. Some 60,000 Somalis have fled their homes since fighting erupted last Thursday between Somali soldiers, backed by allied militia, and al Shabaab...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- The German freight ship hijacked on Sunday off the coast of Kenya is now heading towards the Somali coast, the European Union anti-piracy force confirmed on Monday. EU Naval Force Somalia spokesman Lt. Col Per Klingvall said the pirates took control of the German freight ship Beluga Fortune about 750 nautical miles outside east of Mogadishu. “Beluga...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- Naval commanders have accused British yachters of putting themselves at needless risk of kidnap by organising convoys through the pirate-infested Gulf of Aden. Undeterred by the abduction of their fellow mariners Paul and Rachel Chandler last year, the convoys hope for safety of numbers by sailing in formation during the trip through “Pirate...Continue reading »
Bartamaha (Mogdishu):-Fighters from Somalia’s Al Qaeda-inspired Shebab group on Sunday displayed the body of a soldier believed to belong to an African force in Somalia in the streets of Mogadishu. The rebel group claimed the dead soldier was a Ugandan who was killed during fighting late Saturday at one of the force’s bases in Mogadishu. But a spokesman for...Continue reading »
Bartamaha (Sana): — Thirteen Somalis went on trial on piracy charges in the southeast Yemen city of Mukalla on Sunday, the official Saba news agency reported. They are accused of seizing two Yemeni boats in the Gulf of Aden to use as mother ships from which to launch attacks on merchant vessels, the charge sheet said. Saba said the prosecution has demanded the maximum...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka dhexmuuqata Xildhibaanada xiliyada xaalada culus ay taagan tahay ayaa seefta gasha kala baxday iyadoo weerar afka ah ku qaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan Gudoomiyaha Baarlamanka. Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla ayaa waxa ay si kulul ula hadashay Gudoomiyaha Baarlamanka oo ay ku sheegtay nin diidan sharciga...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Xildhibaan C/raxmaan C/Shakuur oo ay saaxiiba dhow ahaayeen Madaxweyne Shariif ayaa haatan u soo jeestay ka hor’imaadida Fikir walba oo uu Madaxweynaha wato. Xildhibaan C/raxmaan C/Shakuur waxa uu daaha ka qaaday in Xildhibaanada ay la yaaban yihiin sababta ku kalifaysa in Mad axweynaha uu soo galo Howlaha u gaarka ah Baarlamanka KMG ah...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Kooxo Hubaysan ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhiga Booliiska Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir weerarkaasi oo qasaara xoogan uu ka dhashay. Fiidnimadii hore ee xalay ayaa la xaqiijiyay in dablay hubaysan ay xalay weerar Bambaanooyin ah ku qaadeen saldhiga Booliiska Degmada Wadajir xiligaasi oo la sheegay in Ciidanka ay ku mashquulsanaayeen...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Madaafiic xoog badan ayaa xalay laga jiifsan waayay magaalada Muqdisho ka gadaal markii Mucaaradka iyo Amisom ay xalay is dhaafsadeen duqeyn ba’an. Dadka ku dhaqan agagaarka Bakaaraha iyo Deegaanada Woqooyiga Muqdisho ayaa xalay ka sasay hurdada ka dibna ay u suurta gali wayasay in ay huradda ladaan ka dib markii Islaamiyiinta ay madaafiic...Continue reading »