Bartamaha – Surviving the cuisine of a new country is a challenge for immigrants; as it was for the pilgrims in the sixteenth century as it is now for new American immigrants. And so history goes that Natives Americans saw to it that the Pilgrims, the new immigrants, would not starve. Somewhere along the way turkey, cranberry sauce and all the present day trimmings...Continue reading »
Category Archives: Top Story
Ciyaaryahan Magan Dahir oo lagu xiray qalabka qoorta lagula tacaalo. Ciyaaryahan ka kubada miiska miiska ee wadanka Holland Magan Dahir Yusuf ayaa galabta gelinkii danbe waxaa uu shil weyn ku galay wadada furan ee Gobolka Fryslan ee uu ka degan yahay Wadanka Netherlands,waxaana shilkaasi uu galay kadib markii uu gaarigiisa uu ku dhacay gaari kale oo si qalad ah u...Continue reading »
Bartamaha (Lonodon):- Sida lagu cadeeyay war-saxaafadeed ka soo baxay Dowlada Somaliland waxaa Madaxweynaha Somaliland uu kulamo la qaadanayaa Masuuliyiinta dalkaasi. Madaxweynaha Somaliland oo muddo ku sugnaa Magaalada London ee Dalka Britain ayaa waxa uu wadaa qorshayaal uu kulamo kula qaadanayo masuuliyiinta dowlada Ingiriiska si uu kalsooni ugu raadiyo xukumadiisa. Warsaxaafadeed Taariikhda:...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Banaanbaxayaal maanta dibadbax ka dhigay Degmooyinka ay dowlada maamusho ayaa ku baaqay in la ansixiyo Xukumada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Farmaajo. Banaanbaxayaasha maanta isugu soo baxay wadooyin ka Muqdisho ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen Erayo ay ku taageerayaan xukumada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Farmaajo iyagoo dalbanayay in si deg deg...Continue reading »
Bartamaha (B/Xaawo):- Maamulka Kooxda Alshabaab Gobolka Gedo ayaa magaacay maamul Cusub kaasi oo badalaya maamulkii hore ee shabaabka u qaabilsanaa Baladxaawo. Maamulka Shabaab ee Gedo ayaa maanta saxaafada u sheegay in isbadal guud lagu sameeyay Maamulkii u dhisnaa Baladxaawo ka gadaal markii maamulkaasi ay soo celiyeen degmadaasi oo horay dowlada iyo ahlu sunnah ay uga...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):-Kooxda Ahlu sunnah Wal Jamaaca ayaa shaaca ka qaaday in ay gubeen gaari sahay u siday Alshabaab. Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee degmada Guriceel Cali Baashi oo saxaafada saaka la hadlayay ayaa daaha ka qaaday in ay gubeen gaari nuuca sahayda qaada ah kaasi oo ay lahaayeen Alshabaab. Masuulkan ayaa saxaafada u sheegay...Continue reading »
Bartamaha (Kampala):- Shir looga hadlayay arimaha argagixisada ku sii kordhaysa Soomaaliya ayaa ka dhacay Magaalada Kampala ee dalkaasi Ugandha. Shir ka dhacay Magaalada Kampala oo ay ka qeybgaleen saraakiil sar sare oo dhanka ammaanka qaabilsan iyo Odayaal iyo waxgarad Soomaaliyeed ayaa looga hadlay korodhka Xoogaga Al-qaacida taageersan ee ku sii xoogaysanaya Geeska...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Dowlada KMG ah Ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Calanka Soomaaliya saddex maalin hoos loo dhigayo ka gadaal markii hadalkaasi uu ku dhawaaqay Madaxweyne Shariif. Madaxweynaha Dowlada KMG ah Ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaqay in Calanka Soomaaliya saddex cisho hoos loo dhigayo si loo muujiyo baroor diiq loo samaynayo Gudoomiyihii...Continue reading »
Bartamaha ( Gulf of Aden):- According to reports from NATO, a British navy helicopter has successfully destroyed a Somali pirate ship, which is believed to be one of a criminal gang’s ‘mother ships’. The vessel was spotted during a routine patrol by the Navy’s Lynx helicopter and what happened next, according to the statement from NATO is that the gunners managed...Continue reading »
Bartamaha (Somalia):- For the first time in almost two centuries an American jury has convicted a pirate gang who now face the prospect of life imprisonment. The trial currently underway in Germany of another pirate crew continues, after criticism from several quarters who claim the likely outcome of four or five years gaol time followed by possible asylum will suit the...Continue reading »
Bartamaha (Nairobi):- The commander of the African Union Mission to Somalia (Amisom) forces, Maj-Gen Nathan Mugisha, apologised over an incident in which a convoy of peacekeepers opened fire at unarmed civilians. The shooting happened on a road between the International Airport and the Strategic Km 4 Area in South Mogadishu on Tuesday. Two people were killed and 10 others...Continue reading »
Bartamaha (Somalia):- Five Somali men accused of attacking a U.S. Navy ship off Africa’s coast were convicted yesterday on federal piracy charges in what the government said was the first piracy conviction in a U.S. courtroom in nearly 200 years. The verdict was handed down by a jury in U.S. District Court. The five men, who wore earphones, stood silently as the...Continue reading »
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gbolka Galgaduud ayaa galabta fasaxay in ay dib hawada ugu soo laabtaan Laba Idaacad oo dhawaan hawada laga saaray. Bartamaha (Galgaduud):- Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gbolka Galgaduud ayaa galabta fasaxay in ay dib hawada ugu soo laabtaan Laba Idaacad oo dhawaan hawada laga saaray. Labada Idaacadood ee la fasaxay ayaa waxaa sabab...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta aask qaran loogu sameeyay Gudoomiyihii Maxkamada Sare oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho. Allaha u naxariistee Marxuum Dr. Maxamuud Cumar Faarax Indhobuur ayaa Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ka gadaal markii muddo uu ku xanuunsanayay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Xarunta Villa Somalia ayaa...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo xilli ahaa Hogaamiye magac ku lahaa Kooxda Xizbul Islaam ayaa hada sheegay in uu ka laabtay Heshiiskii uu la galay Dowlada KMG ah. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-Cadde oo ahaa Wasiir Dowlihii Gashaandhiga Dowlada KMG ah balse dhawaanahan aan xil qaban ayaa waxa uu daaha ka rogay in uu isaga baxay Dowlada KMG...Continue reading »
Bartamaha (Mogadishu):- Clashes between Somali troops backed by African Union forces and al-Shabab fighters have left at least 8 people dead and 23 others injured in Mogadishu. The victims lost their lives early on Wednesday when al-Shabab fighters launched an attack against Somali soldiers in Mogadishu’s southern district of Medina, the Press TV correspondent in...Continue reading »
Illaa intuu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Ku Meelgaarka ah ee Somaliya Mr. Farmaajo xubnaha golaha Wasiirada, dad badan ayaa ka dhiibtay fikiradooda. Dadka badankiisu waxaa ay isku raacsanyihiin in ay wasiiraddaan ay ka yar-yihiin kuwii ka horeeyay. Wallow dad badan oo aan ku jirro ay aamin-sanyihiiin in aan hadda loo baahneyn 18 Wasiir, haddana dhimista...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta si bareer ah dad ugu layay gudaha Muqdisho. Ciidanka Nabad Ilaalinta u jooga Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta dad rayid ah ku furay rasaas u muuqatay mid bareer ah taasi oo sababtay qasaara kala duwan oo dadka shacabka ah soo gaaray. Raasaasta ayaa waxa ay ciidanka ku fureen dadka shacabka...Continue reading »
Bartamaha (Afgooye):- Dadka reer Afgooye ayaa maanta ku diimay cunitaanka Hlibka Geela ka gadaal Xizbul Islaam oo diiday in la qalo geelii loogu tala galay Degmadaasi. Ganacsatada Hilibka ee Degmada Afgooye ayaa waayay hilibkii ay ka ganacsan jireen ka gadaal markii Xizbul Islaam aya shalay ganacsatada ku wargalisay in aan la gowrici karin Geela. Sababta ugu weyn ee loo...Continue reading »
Bartamaha (Muqdisho):- Fagaaro ku yaala Xaafada Suuqa Xoolaha Ee Magaalada Muqdisho ayaa Alshabaab ay ku dishay Laba dhalinyara ah oo la soo eedeeyay. Xukun dilka ah ayaa ka dhacay fagaaro ku yaala Xaafada Suuqa xoolaga ka gadaal markii dadka dagan xaafadaasi loogu yeeray in ay daawadaan dilka lagu fulinayo laba dhalin yara ah oo la soo qabtay. Labada wiil oo la xukumay...Continue reading »