Category Archives: Top News
Muqdisho- Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Ra,iisul warasaha ayaa kaqaybgeli doona shirka 25-aad ee dowladaha ku midoobay IGAD, waxaana uu shirka kusoo bandhigi doona … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bartamaha Kismaayo – Maamulka Jubba ayaa shaaca kaqaaday inuu fashilmay heshiiskii ay kal hore dowlada federaalka Soomaliya kula saxiixdeen Addis-Abba, iyagoona cadeeyay in dowlada Soomaliya fulin wayday qodobadii lagu heshiiyay. Ibraahim Xasan Cabdi (Ibraahim Baajuun) oo ah wasiirka warfaafinta uqaabilsan maamulka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
The new Mogadishu Mayor Gen Hassan Mohamed Hussein “Mungab” has been rewarded with a total authority to deal with insecurity in the capital, Mogadishu, RBC Radio reports. Mr Mungab, 42, the former military court chief, has been appointed as the … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Twenty years have passed since Somalis started arriving in Minnesota to establish their largest community in America. Yet a large gap in understanding prevents integration of this burgeoning subcommunity in the North Star state. Popular culture provides Exhibit A. Barkhad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
War kasoo baxay gollaha amaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu cambaareeyay qaraxii maalintii shalay kadhacay meel ka ag dhow xarunta Hay,adda Sirdoonka dowlada Soomaliya. Xubnaha gollaha amaanka ayaa sheegay inay dowlada Soomaliya laqayb sanayaan dhibaatada ay Al-shabaab ku hayso dalka, waxaana … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Nairobi_ Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo beryihii dame booqashoyin ku marayey dalalka dariska la ah Soomaliya ayaa maanta Gaaray Dalka Kenya. Ra,iisul wasaaraha iyo wafdiga lasocda ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Nairobi, waxaana … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mogadishu — Osman Ali, the owner of an electronics shop in Somalia’s capital, Mogadishu, has been hard-hit since Al-Shabaab forced the biggest telecoms company to switch off its mobile internet service in this Horn of Africa nation. “I don’t understand … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho _ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho, kadib in muddo ah oo uu kumaqnaa dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyay wafdi uu hogaaminayo guddomiyaha Baarlamanka Maxamed Shiikh … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
By Bashir Ashkir Musse – President Hassan Sh. Mohamoud should fire his Press Secretary for good and even his House Comptroller forever. And the basis for their fire is simply incompetence and carelessness. This week the country was surprised by the … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
NAIROBI (Reuters) – A resignation letter by Somalia’s central bank governor sent from Dubai has thrown Western donors into a quandary over supporting a government they need to fight al Qaeda’s local allies. Governor Yussur Abrar quit after only seven weeks … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho _ Dowlada Soomaliya ayaa iska fogaysay eedayn uga timid Gudiga Cunaqabateynta Hubka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya iyo Eritrea, kadib markii warbixin kasoo baxday lagu sheegay in dowlada Somaliya ay hubka ka iibiso ururka Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka xooga dalka Somaaliya Gen. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
UNITED NATIONS- The Security Council on Thursday said that it is “outraged” by a terrorist attack on a UN convoy near the international airport of Mogadishu, the Somali capital, reiterating its determination to combat all forms of terrorism. The members … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
The President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheik Mahmoud is in Turkey for a medical check-up. Presidential Spokesperson Abdirahman Omar Osman, who was reached for comment by the VOA Somali service, said that the president’s tour to Turkey … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
When former academic Hassan Sheikh Mohamud became president of Somalia in late 2012, his election was hailed as a sign of progress in a country destroyed by years of war and terrorism. The administration of the one-time university dean was … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muqdisho_ Waxaa Saaladii jimcada kadib magaalada Muqdisho Lagu Aaasay AUN Ra’iisul wasarihii hore ee Somaliya Cabdrisaaq Xaaji Xuseen, oo maanta maydkiisa laga soo dejiyay garoonka diyaradaha Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa kaqaybgalay madaxada ugu saraysa dowlada Somaliya, masuuliyin katisan maamulada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey, Wefdigan ayaa ka qaybgeli doona aaska … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Photos, Top News |
After two consecutive nights of bombardments in Mogadishu, residents have been left wondering whether the newly implemented security measures in the capital are sufficient to protect them from militant attacks. Officials said al-Shabaab fired “improvised devices” Sunday and Monday nights … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
MOGADISHU, Somalia (AP) — Mortar fire from Islamic extremists has pummeled large parts of the Somali capital two nights this week, raising fears among residents of a return to the days of constant conflict and prompting government and security officials … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Hargaysa_ Maamulka Soomaaliland ayaa faah faahin kabixiyay xarig magaalada Hargaysa loogu gaystay saaraakiil katirsan dowlada Federaalka Soomaliya oo kasoo jeeda Maamulkaasi. Wasiirka arimaha Guddaha maamulka Soomaaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa Saxaafada usheegay in saraakishaan ay qaab sharci daro ah … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo ahaa Ra’isulwasaarihii Labaad ee Dalkeenna. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|