Calanka Soomaaliya oo la suray Aqalka Gobolka Ohio (State House)
Dabaaldegga 1da luuliyo ee ka dhacday magaalada Columbus ee Ohio ayaa ahaa mid sanadkan si weyn loosoo abaabulay, Sanadkan wuxuu uga duwan yahay sanadyadii ka horeeyay iyadoo la suray Calankeena Buluuga ah Aqalka Gobolka Ohio (State House).
Halkan ka daawo gudoomiyaha Comunity-ga Soomaalida reer Ohaayo Xasan Dheere oo ka waramaya:
Comments
comments