Calendar

Burcad jabsatay Website-ka Puntland.Com

puntlandBartamaha ___Koox Burcad raadkooda lagu daba jiro ayaa jabsatay saacada ka hor Wepsite-ka Puntland.Com oo ay dana gaar ah ka soo yeesheen.

Sida ay noo xaqiijiyewen farsamayaqanaada qeybta IT-ga ee bogga Puntland.Com waxaa kooxo burcada netka ah ay weerar ku qaadeen website-ka Puntland.Com iyagoo afduubay illaa haatana haysta.

Farsamayaqaanada qeybta admin-ka ee website-ka Puntland.Com ayaa sheegay in sidoo kale baaris y ku hayaan halka ay ka soo jeedaan kooxd burcada netka ah ee wbka afduubka u geysatay, waxaaana socda baarista dhanka technology-ga ee arintani lagu wado.

Website-ka Puntland.Com oo hawada ku jira mudo dhawr sano ah ayaa  si aad ah uga faalooda dhacdooyinka gudaha Puntland oo magaceeda uu wato, waxaana webkaasi lagu yaqaanaa faalooyinka nuxurka xambaarsan ee had iyo jeer lagu soo bandhigo, walow aan la saadaalin karin sababta keentay in weerarka lagu qaado.

Weli baaritaan ayaa socanaya waxaana saacadaha soo aadan la filayaa in la soo qabto Wepka iyo xog ku aadan Burcada doonaysay in ay awooda ku haysato Wepkan Bulshada u shaqeeya EePuntland.Com

Wixii soo kordha www.Bartamaha.Com kala soco.

Xafiiska Warqabadka www.Bartamaha.Com Ee Afrika.

[email protected]

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: