Calendar

Booliska Somaliland oo ka hadlay dil ka dhacay magaalada Hargeysa

Booliska-Somaliland1Nin Baastoolad ku hubaysan, ayaa xalay xaafadda Siinaay ee Koonfurta magaaladda Hargeysa ku toogtay nin magaciisa la yidhaaa Maxamed Sheekh Axmed Cabdilaahi kaas oo maydkiisa la geeyey cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa.

Taliye ku xigeenka Booliska Gen:Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle), ayaa sheegay ninkaasi la dilay muddo laba bilood ah uu joogay magaaladda, isla markaana ciidamada dambi baadhistu ku mashquulsan yihiin sababta dilkan keentay, iyadoo laba qof oo lagu eedeynayo dilka ninkaasi la waydiinayo su’aallo.

Taliye ku xigeenku waxa uu intaasi ku daray inay ay jiraan dad xalay loo xidhay dilka ninkaasi oo Boolisku su’aallo weydiinayaan.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: