Boolis ka socda AMISOM oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan
Saraakiil ka tirsan booliska AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Saraakiishan ayaa lagu wadaa inay ka bilaabaan magaaladaas tababar ay u fidinayaan ciidamada booliska ah ee gobolka Hiiraan.
Ciidamada AMISOM ayaa horay Soomaaliya u keenay boolis loogu talagalay inay kala qaybqaataan amniga booliska Soomaaliya ayna tababar u sameeyeen ciidadamada booliska ee Soomaaliya.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.