Barlamanka Somalia oo Ansixiyey Qorsha howleydka Xukuumada
Kulan balaaran oo ay kasoo qeyb galaan 152 Xildhibaan oo uu horkacayey gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa waxa looga dooday agolaanshaha qorshaha howleydka Xakuumada Somaalia Labada ee nasoo aadan.
Afhayenka barlamanka oo la hadlay xildhibaanada kulanka isugu yimid ayaa waxa sheegay in danta umada iyo dalka ee ku jirto Qorshaha Xakuumada so bandhigtay ee manta horyaalo xildhibaanada islamarkaana ee fiicnaan laheyd in la ansixiyo.
Gudoomiyaha barlamanka oo Xildhibaanada ku wargaliyay in ay codka gacan taag ah u qaadaan ayaa waxaa ogolaaday 149 mudane halka ay ka aamuseen 3 kale, waxaana uuna ku dhawaaqay afhayeenka baarlamanka in uu yahay Qorsha howledka xakuumada mid ansax ah.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.