Calendar

Bandow Xalay la saaray Guri-Ceel oo dhaqan galay.

ahlu sunaahBartamaha(Gur-Ceel):-Bandow ay soo rogeen Kooxda Ahlu sunnah ayaa si rasmi ah uga dhaqan galay Degmada Guri Ceel oo ay maamusho Kooxda Ahlu sunnah.

Habeenadii la soo dhaafay oo qaraxyo qasaara sababay ay ka dhaceen Guri Ceel kuwaasi oo lala beegsanayay saraakiisha ahlu sunnah ee Gobolkaasi Galgaduud.

Xalay ayaa waxaa si rasmi ah u dhaqan galay Bandow maamulka ay soo rogeen waxaana guud ahaan magaalada lagu soo daadiyay Ciidanka Ahlu sunnah oo ammaanka adkaynayay.

Bandowga oo bilaabanayay abaara 9:00-Fiidnimo ayaa ku ekaanayay 5:00-Subaxnimo waxaana intaas oo dhan ka socanayay Guri Ceel howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayay.

Lama garanayo Kooxaha

Xafiiska www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: