Bandow Xalay ka dhacay galay Degmada Caabud-Waaq Ee Gobolka Gal-Gaduud.
Bartamaha(Caabud-Waaq):-Ciidamo xoogan oo ka mida Ahlu Sunnah Wal Jamaaca ayaa xalay magaalada lagu soo daadiyay iyadoo guud ahaan Bandow lagu soo rogay Caabud-Waaq.
Bandow ayaa maamulka Ahlu sunnah ay ku soo rogeen Degmada Caabud-waaq ka dib markii Ciidanka Ahlu sunnah ay cabsi la soo derestay ku wajahan dagaal ka dhaca Degmadaasi.
Isku soo duube Ciidanka ayaa magaaladaasi buuxiyay iyagoo ammaanka si gaar ah u sugayay si aanay u dhicin dagaal iyo isku dhac maadaama ay weli deegaankaasi joogaan Saraakiisha alshabaab.
Xafiiska Bartamaha Wararka Soomaaliyeed www.Bartamaha.Com
Muqdisho-Somalia.
Comments
comments
Category : Featured, Wararka Maanta.