Bahda Saxaafadda Sweden oo Baroordiiq u sameeyey Qaraxii Village (VIDEO)
20-kii bishan waxaa Muqdisho ka dhacay labo qorax oo geystay khasaare aad u faro badan, waxaana qaraxyadaas ku dhintay dad badan oo ay ku jireen wariyayaal caan ah oo ka howl-gelayay TV-ga Qaranka iyo Idaacado Muqdisho ka howlagala, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay dad aad u badan oo sidoo kalena ay wariyayaal ka mid ahaayeen.
Haddaba halka hoose ka daawo Barnaamij baroor-diiq ah oo muujinaya sida ay dadka Soomaaliyeed eeku nool Sweden ay u muujinayaan dareenkooda ku aaddan sida ay uga xun yihiin falka dadkaas aan waxba galabsan lagu xasuuqay.
Comments
comments