Calendar

Baarlamanka oo Cod u qaadaya Kalsoonida Xukumada.

74266_1332243086048_1830157278_623214_3637105_nBartamaha (Muqdisho):- Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Codka Kalsoonida u qaadaya Xukumada Cusub.

Sida wararka nagu soo gaarayo waxaa socanaya qorshihii maanta loo balansanaa ee ahaa Cod u qaadida Kalsoonida Xukumada KMG ah Ee Soomaaliya.

Waxaa Codka kalsoonida loo qaadayaa  xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xukumada ayaa waxa ay tahay mid maanta Miiska saran Waxaana muuqata caqabado hor taagan xukuumadda cusub inay kalsooni ka hesho baarlamaanka dowladda KMG.

Wasiiro ku xigeeno ayaa xilalka ay saacadaha haayeen iska casilay waxaana socanaya Xildhibaano abaabul xoog badan wada oo doonaya in Kalsooni la’aan albaabka ka baxaan Wasiirada.

Wixii warar soo kordha www.Bartamaha.Com ayaad kala socon kartaa.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Bariga Afrika.

.

Comments

comments

Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: