Author Archives: shakra

Deg Deg: Ahlusuna Waljameeca Iyo Meleeshiyadka Shabaab oo Ku dagaalamaya God-dhurwaa oo ka tirsan Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusemareeb Ee gobolka Galgaduud ayaa tibaaxaya in dagaalo xoogan uu goor dhaw  ka bilaawday waxuuna Dagaaladanii fooda isku daray Kooxaha  Ahlusuna Waljameeca iyo Meleeshiyaadka Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku dara in Rasaasta la isku adeegsanayo Dagaladani … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda FKMG Soomaaliya Oo Shacabka Beled Xaawo ugu baaqay inay iskaga soo laabtaan Degaanadii ee Ka Barakaceyn

Bartamaha:Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabkii ka qaxay Degmada Beld Xaawo inay si dhaqsi ah ugu soo laabtaan xaafadihii ay ka carareen xilligii Dagaalada ka dhacayn Degmada oo haatan faraha u gashaya Ciidmada Dowaldda. C/rashiid Xuseen C/nuur oo ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Barigye Bahuko “Waa Ciribtiraynaa Maleeshiyaadka Shabaab haddii aan helno Taageeridda Shacabka”

Afhayeenka Ciidamada Amisom  Barigye Bahuko ayaa Saxaafadad Mugadisho u sheegay inay sifeen doonaan Mucaararaadka Dowaldda Shabaab haddii ay taageero buuxda ka heleen Shacabka Soomaaliyeed. Barigye Bahuko ayaa qiray inay haatan guulo lagu faani karo ay ka gaareen Kooxaha Shabaabka isagoo sheegay inay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Indian sailors’ kidnapping: Opposition slams Govt, stages walkout

New Delhi: Concern was voiced in the Lok Sabha today over the plight of 79 Indian sailors currently in the custody of Somali pirates. The deadline for the execution of eight of these 79 sailors expires today. Leader of the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

WFP steps up food distribution in Somalia

The UN World Food Programme (WFP) and its partners said Tuesday they begun an emergency distribution of food to an additional 50,000 people in Mogadishu in response to the drought gripping much of the country. “WFP and its partners are … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

WFP Oo Kajawaabtay Abaaraha ka jira Soomaaliya iyagoo Balan Deg deg sameeyay

www.Bartamaha.com:Hay’adda Cunada aduunka ee WFP ayaa balan qaaday inay si dhaqsi ah ugu jawaabi doonto codsiga kasoo yeeraya barakacaaysha Soomaaliya ku dhibaateysan. WFP ayaa wacad ku martay inay xalin doonto oo gargaar deg deg ah soo gaarsiin doonto Gobolada abaaraha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ahlu Sunna Waljameeca ” Meleeshiyaadka Shabaab waa ka saari doonnaa Gobolada Bakool iyo Baay”

Ururuka Ahlusuna Waljameeca ayaa hanjaabaad kulul u jeediyay Mucaaraadka Alshabaab Ee ku sugan Gobolka Bakool inay ka saari doonaan dhamaan Deegaanada ku hareereesan Gobolada Bakool iyo Baay. Saraakiisha ugu sarayso Ciidmada Ahlusuna Waljameeca ayaa kaga digay Shabaabka inay iskaga baxaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muwaadiniin Soomaali Oo Kusugneyd Libiya oo Lagu soo daad gureeyay Masar

Bartamaha:Wararka ka imaanay Dalka Dagaalada xogan ka jira Ee Libiya ayaa sheegaya in Soomaali badan laga daad gureeyay Magaalada Benghazi EE dalka Libiya iyagoo la geeyay Waddanka Masar. Muwaadininta Soomaalida ah oo ku dhibaateesnaa Liibiya ayaa lagu dad gureeyay Magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shabaabka Oo Dhoobley Lagu Weeraray

Bartamaha:Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in duqeyn culus xalay loo geystay degmadaas, kadib markii Ciidamo taabacsan Dowladda KMG iyo Ciidamo kale oo horkacayo Axmed Madoobe ay ka soo dhaqaaqeen dhinaca Kenya, kuwaasoo oo Madaafiic … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo qof rayid ah ku dilay deegaanka Ceelasha Biyaha

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in maqribnamadii galabta ciidamo ka tirsan Alshabaab ay halkaasi ku dileen qof rayid ahaa. Wararka ayaa intaasi waxey ku darayan in qofkaani la dilay galkabta uu ahaa nin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ma Dhab baa inuu Abuu Mansuur Al Amriki ku dhintay dagaaladii dhawaan ka dhacay Muqdisho?

Wasiirka difaaca xukuumada KMG Somaliya Abdihakim Mohamud Haji Fiqi aya maanta sheegay in qof muhiim u ahaa Al-shabaab isla markana u dhashay dalka Mareykanka oo ka yimid magalada Alabama uu ku dhintay dagaaladii dhawaan ka dhacay magalada Muqdisho. Abdihakim Mohamud … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Somali official: American militant reported killed

MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia’s defense minister said Tuesday that intelligence reports indicate that an American from Alabama who joined a dangerous militant group may have been killed during an anti-insurgent offensive. Somali Defense Minister Abdihakim Mohamud Haji Fiqi told … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ” Howlgalada Dowladdu Kuma eko Boqol Maalin Oo Qura”

Bartamaha:Wararka soo gaaraya Xafiiska www.Bartamaha.com ayaa tibaaxaya inuu shaaca uu ka qaaday Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Cabdi kariim Xasan Jaamac in xukuumaddu ay sii wadi doonto howl gallada ay Ciidmada dowlada ku xaalufinayaan mucaaradka Dowladda Ee Al … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sheekh Cumar Faaruuq Oo Ku Geeriyooday Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Bartamaha:Allah-Unaxariistee Sheekh Cumar Faaruuq Sheekh Cabdi Suldaan oo ka mid aha Culumada Somaaliyeed kuwa ugu caansanaa Dunida iyo waddamada Islaamka ayaa maanta ku geriyeeday Wadanka Sacudi Carabiya Ee Magaalada Jiida Ee Boqortooyada Sacudiga. Jaraa’idyada kasoo baxa Waddanka Sacuudiya ayaa daabacay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali forces in major push against rebels

AFP-MOGADISHU  — Somalia’s pro-government forces closed in Tuesday on bastions of the insurgent Shebab group, in the largest coordinated effort in years to wrest back the country from Al Qaeda-inspired rebels. The offensive against the Islamist militants started last week … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ban Ki Moon ” Dagaalada Soomaaliya ka socda saameyn ayee ku yeelan karaan Dalalka Geeska Afrika”

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moona aya qiray in Dagaalada xoogan Ee Dalka Soomaliya ka socda ay saamayn weyn ku yeelan karto Wadamada dariska la ah Soomaaliya iyo Wadamada Geeska Afrika. Mr Ban Ki Moon ayaa sheegay in laga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamo Itoobiyaan ah oo kusoo Fool leh Deegaanka Ceelgaal iyo Shacabka Rer Hiiraan oo Cabsi xoogan qaba

Bartamaha:Wararka laga helayo Gobolka Hiraan ayaa xaqiijinaya in Cutubyo Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa soo gaareen  deegaanka Ceelgaal oo ka tirsan Gobaolka Hiiraan. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Ciidmadani  Itoobiyaanka ay kasoo dhaqaaqen isgoyska Kalabeyr oo Maalmihii lasoo dhaafay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | 2 Comments

Sheekh Shariif ” Shacabka haka Qeyb galaan Dagaalada lagu ciribtirayo Shabaabka”

Bartamaha:Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shacabka Soomaliyeed ugu baaqay meel walba ay joogaan inay ka qeyb galaan Dagaalada ay kula jiraan Kooxha Diidan Dowladda Ee Alshabaab. Sheekh Shariif ayaa shacabka u sheegay in Dagaalada ay ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Deg Deg: Dowladda Oo Dagaalo Xoogan ku qaaday Gobalka Bakool

Wararka kusoo dhacaya Xafiiska www.Bartamaha.com ayaa tibaaxaya in goor dhaw dagaalo culus ay ka bilaawdeen Gobolka Bakool. Dagaaladani waxuu u dhaxeeyaa Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo Kooxaha Mucaaraadka ah Ee Aslbaaab  Ee gacanta ku haya Gobolkani waxayna Dagaalada ka bilaawdeen  … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mudanayaash Barlamaanka KMG oo maanta meel mariyay qodobo ku saabsan qaxootiga Soomaaliyeed

Waxaa maanta Xarunta golaha shacabka ee Maagalada Muqdisho ka dhacay kulan xasaasi ah ku yeesheen Mudanayaasha barlamanka Soomaaliyeed,iyadoona kulanka maanta looga doodayay  qodobada meel marinta hishiiskii lagu soo gaaray dalka Ghana kaasi oo ahaa in qaxootiga Soomaaliyeed uu u helo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment