Author Archives: News Editor

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ammaanay shirkii ka dhacay Brussels ee New deal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si weyn u soo dhoweeyey shirka taariikhiga ahaa ee Hiigsiga Cusub (New Deal) oo shalay lagu soo gaba-gabeeyey magaalda Brussels ee dalka Belgium. Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay in shirkan uu ahaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada dalka Uganda ee ku sugan Soomaaliya oo fadeexad dhanka musuqmaasuqa ah ay lasoo daristay

Ugu yaraan 20 kamid ah ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa shaqadii laga fariisayay sidaasi waxaa u sheegay BBC-da afhayeen u hadlay ciidamada dalka Uganda. Ciidamadan shaqada laga fariisiyay ayaa lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen musuqmaasuq ay kamid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii Brussel oo Soomaaliya loogu deeqay lacag dhan 1.8 bilyan oo dollar

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in loogu deeqay Soomaalia lacag dhan 1.8-bilyan oo doollar, isagoo xusay in caalamku uu muujiyay sida uu diyaarka ugu yahay inuu garab-istaago Soomaaliya. “Halkan waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii dib u dhis … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo Sawirrada Dawlada Turkiga oo dib u dhis ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya

Dawlada Turkiga ayaa dayactir ku wada qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee caasimada Soomaaliya. Turkigu waxay horay u ballanqaadeen inay dhisayaan wadooyinka iyo xarumaha muhiimka u ah dawlada Soomaaliya, markii Soomaaliya uu booqashada ku tagay Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Itoobiya oo sheegtay inay sii wadi doonto taageerida xasiloonida Soomaaliya

Qoraal ay soo saartay dawlada Itoobiya ayaa lagu sheegay in dhawaantan kulan ku dhexmaray Addis ababa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ku sii jeeday Brussels iyo wasiirka arrimaha dibada ee Itoobiya Tedros Adhanom looga hadlay sii xoojinta xiriirka adag ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaare Gaas oo mar kale ka dhawaajiyay inuu tagayo Puntland oo uu sharraxanyahay madaxtinnimada

Isagoo dhawaanahanba ku sugnaa magaalada Addisababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa Cabdiwali uu sheegay inuu horumar gaarsiin doono ku salaysan dimuqraadiyad iyo rabitaanka shacabka dadka Puntland hadii loo doorto xilka madaxweynenimo. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas oo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Booliska Soomaaliya oo xabsiga u taxaabay wadaad ka tirsan kooxda Ahlu sunna Waljamaaca

Sheekh C/qaadir Soomow oo ah Afhayeenka Ciidamada Ahlusunna Waljamaaca ayaa Maanta waxaa Xabsiga u taxaabay Ciidamo boolis ah. Taliye Ku xigeenka dambi barista Ciidanka dowladda ayaa la sheegay in Sheekha uu ku war geliyay in amar Madaxweyne uu ku xiran … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo baajiyay kalfadhigii baarlamaanka maanta u furmi lahaa

Prof. Maxamed Cismaan Jawaarii ayaa baajiyay kalfadhigii maanta kadib markii uu buuxsami waayay kooramkii oo ahaa inay yimaadaan aqalka 3 meelood, 2 meelood taasoo keentay in gudoomiyaha baarlamaanku uu ku dhawaaqo in kooramku uu buuxsami waayay. waxaana soo xaadiray aqalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hogaamiyayaasha Soomaalida oo wada gaaray magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo,madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu horkacayo iyo madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigiisa ayaa dhammaantoodba gaaray magaalada Brussels oo la filayo inuu ka furmo shirka New deal ee la doonayo in Soomaaliya loogu yabooho … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo iska fogeeyay warqad ay daabacday warbaahinta qaarkeed

Qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida ayaa daabacday warqad uu ku saxiixanyahay wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/laahi Ceelmooge Xirsi taasoo ku eedaynaysa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi oo ah marwada Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya inay ku lug leeyihiin … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dagaal xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday Fariisimo Ciidanka dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin duleedka degmada  Marka ee Gobolka Sh/hoose. Qaar kamid ah dadweynaha magaaladaas oo la hadlay Bartamaha ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirada madaxweynaha maamulka Jubba xilligii uu kasoo ambabaxayay Kismaayo

Madaweynaha Jubbaland oo soo sagoontiyeen qaar kamid ah saraakiisha maamulkiisa ayaa maanta waxaa uu u duulay magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium. Waana markii ugu horraysay oo uu Axmed Madoobe ka qaybgalo shir caalami ah oo Soomaaliya loo qabanayo tan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Axmed Madoobe

Ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxaana uu sheegay in weerarkaasi ahaa mid lagu carqaladayno nabad ku soo dabaalida gobollada Jubbooyinka. Saacid ayaa sheegay in dawladiisa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Boolis ka socda AMISOM oo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Saraakiil ka tirsan booliska AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saraakiishan ayaa lagu wadaa inay ka bilaabaan magaaladaas tababar ay u fidinayaan ciidamada booliska ah ee gobolka Hiiraan. Ciidamada AMISOM ayaa horay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qaybgalaya Shirka New deal ee midowga Yurub ay Soomaaliya u qabanayaan

Labo maalmood kadib markii uu ka badbaaday isku day dil oo ay masuuliyadiisa sheegatay kooxda Alshabaab ayaa madaxweynaha Jubbaland oo u ambabaxay magaalada Brussels si uga qaybgalo shirka New deal ee midowga Yurub ay Soomaaliya u qabanayaan. Axmed Maxamed Islaam … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo soo dhaweeyay heshiiskii dhexmaray dawlada federaalka ah iyo maamulka Jubbaland

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa taageeray heshiis ay dhowaan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya ku kala saxiixdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka kumeel-gaarka ah ee Jubba. Kulan uu shalay yeeshay Golaha Ammaanka ayaa warbixin kooban wuxuu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirro Raysul wasaaraha Soomaaliya oo xalay casho sharaf u sameeyey culimadii ka qayb gashay shirkii looga hadlayay xagjirnimada

R/wasaaraha xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa xalay casho sharaf u sameeyay culumaa’udiinkii ka qeyb galay shirweynihii looga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa xagjirnimada ka jirta gudaha wadanka Soomaaliya. Raysul wasaaraha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in ay dhaqan gelin doonaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shariif Xassan oo ka dagay Muqdisho kuna sii wajahan magaalada Baydhabo

Warar aanu ka helnay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Shariif Xassan Sheekh Aadan gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxayna wararku sheegayaan in Shariif Xassan uu ku lug leeyahay shir maalmahaanba Baydhabo uga socday qaar kamid ah siyaasiyiinta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo si isku mid ah u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday madaxweynaha Jubbooyinka

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaamin la doonayay in lagu qaarijiyo Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba, kaasoo shalay ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo. Nicholas Kay ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’adda Amnesty International oo ku eedaysay dawlada Soomaaliya inay si ula kac ah u barakicisay dad danyar ah

Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay barkicineyso qoysas dan yar ah oo an heysan meelo ay hooy ka dhigtaan. “Labo qof oo rayid ah ayaa Ciidamada dowladdu ku dileen Warshadda Caanaha ee Magaalada Muqdisho kuwaas … read more »

Posted in Featured | Leave a comment