About News Editor
Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ah ku joogo dalka Maraykanka, ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda dowladaha caalamka uga qeyb galaya shirka sanadlaha ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey. Madaxweynaha ayaa la kulmay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in la soo afjaray howl galkii afarta maalmood ka socday Xarunta ganacsiga ee Westgate, halkaasoo dabley hubeysan ay Sabtidii gudaha u galeen, iyagoo dilay dad ka badan lixdan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdigii uu hogaaminayay oo xalay soo gaaray magaaladda Geneve ee dalka Switzerland ayaa ka qayb-galaya shirka kal-fadhiga 3-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo barri ka furmaya xarunta Golaha Xuquuqul … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maxkamada caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa sheegtay inay Kenya ugu yaboohayso caawimaad ku aadan sidii cadaalada loo horkeeni lahaa kooxaha gaystay weerarka lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate. Fatou Bensouda oo ah haweenayda dacwad soo oogaha ka ah maxkamadaasi … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Inkastoo dawlada Kenya ay shalay shaacisay inay la wareegeen ciidankoodu dhammaanba dabakhyada uu ka koobanyahay dhismaha xarunta ganacsiga ee Wetsgate ayaa la maqlayaa dhaawaqa rasaasta la is waydaarsanayo oo si teel teel ah u dhacaysa maalintii Afraad. Shalay ayaa weerarkii … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa xalay isugu yimid shir aan caadi ahayn, iyadoo uu shir guddoominayay Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kheyraadka Dalka mudane Cabdirisaq Cumar Maxamed waxaana shirka looga hadlay Arrimaha Amniga dalka iyo weerarkii Argagaxisadu ka gaystay goob laga … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamada booliska ee la dagaalanka Argagixisada ayaa labo ruux ku qabtay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi, kuwaasoo doonayay inay ka dhoofaan shalay oo Isniin aheyd. Labadan ruux laga shakiyay ayaa la weydiinayaa su’aalo, iyadoo la sheegay inay u … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay madaxda Jaamacada Ohio State University, iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, iyadoo lagu wado in Madaxweynaha ka qeyb galo shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ee … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiiradda arrimaha dibada ee Kenya Aamina Maxamed Jibriil ayaa shaacisay in dhalashooyin kala duwan ay haysteen ragga qaaday weerarka xarunta ganacsiga ee Westgate. Aamina ayaa sheegtay in 3 kamid ah ay haystaan dhalashada wadanka Maraykanka oo ay asal ahaan kasoo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wararka halkaas ka imaanaya ayaa sheegaya in dagaalkii ugu xoogga badnaa uu maanta dhacay, isla markaana qaraxyadii ugu badnaa ay sameeyeen kooxaha goobtaas weerarka ku qaaday oo haysta tiro maxaabiis ah.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa ka mid ahaa dadkii ka bad baaday weerarkee Sabtidii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi. Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa wareysi uu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Kadib markii maalintii shalay munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyadda magaaladda Gaalkacyo xilkii looga qaday taliyihii qaybta booliska gobolka Mudug Jaamac Maxamed Axmed (Sandaqad),ayaa waxaa arrinta ku gacan sayray oo shrci daro ku tilmaamay taliyaha xilka laga qaday. Taliyihii qaybta booliska … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Xoghayaha arrimaha gudaha Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in ciidamada ay la wareegeen dhismaha Westgate, isla markaana ay ka nadiifiyeen dabaqyada dhismaha kooxihii argagixisada ahaa. Mr Ole Lenku oo goor dhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay bad baadiyeen … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Iskahorimaad u dhexeeya ciidamada Kenya iyo ciidammo ajnabi ah oo caawinaya iyo xoogagga gacanta ku haya dhismaha ganacsi ee WESTGATE ayaa goor-dhow halkaa ka qarxay, iyadoo qaraxyo waaweyn laga maqlayo gudaha xaruntaas. Inkastoo aan la caddeyn karin qaraxyadu waxay yihiin, … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Buulo Xuubey ee degmada Wada jir, iyadoo dilkiisa ay geysteen Kooxo hubeysan oo saarnaa gaari. Xildhibaanka ayaa lagu magacaabayay Xuseen C/salaan, kaasoo dhiganayay Jaamacada Muqdisho, weerarka ayaa dhacay wax … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dood-cilmiyeed looga hadlayay sidii ay culummada Soomaaliyeed door uga qaadan karaan ka hor-taga fikiradaha Xag-jirnimada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo doodda uu soo qabanqaabiyay ururka horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYP. Sheekh Ibraahim Maxamed Weydow oo doodda ka hadlay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Westgate oo ku taala bartamaha magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen ilaa iyo hada sodon iyo sagaal ruux. Amb. Ameerika oo la … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee ka dhacay suuq laga dukaameysto oo lagu magacaabo Westgate oo ku yaala bartamaha magaalada Nairobi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa qadka telefoonka xalay kula hadlay madaxweynaha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Warar soo baxay ayaa sheegaya in xubno kamid ah qoyska madaxweynaha dalka Kenya ay ku jireen dadkii lagu dilay weerarka lagu qaaday xarunta gacacsiga ee Westgate. Inkastoo aan la cadayn tirada qaraabada madaxweynaha ee ku dhimatay weerarka lagu qaaday Westgate … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada