About News Editor
Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Ciidamada Kumandoska Mareykanka ee sida gaarka ah u tababaray Navy Seal ayaa qaaday howl gal habeen hore ka dhacay degmada Baraawe, kaasoo bartilmaameedkiisa ahaa guri uu degenaa sarkaal ka tirsan Al-Qaacida oo la shaqeeya Shabaab. Xoghayaha Warbaahinta ee Pentagon George … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ayaa shalay oo Sabti aheyd howl galo ku qaaday Afrika, si ay u soo qabtaan Hogaamiyeyaal islaamiyiin ahaa oo ku jira liiska Argagixisada. Kumandoska Mareykanka ayaa Libiya ku qabtay Sarkaal ka tirsan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Sida lagu soo daabacay Wakaaladda Wararka ee AFP ayaa Xoghayaha Arrimaha Dibadda dowladda Mareykanka John Kerry waxa uu sheegay in Dowladda Mareykanku ay sii wadi doonto Weerarada ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab iyo Urur weynaha AL-Qaacida. John Kerry ayaa sheegay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ku dhawaaqay in isku shaandheyn lagu sameynayo Xukuumada si loo ballaariyo hey’adaha dowladda, xilli maanta ay ku beegan tahay hal sano kadib markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha. Shir jaraa’id oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maydadka sagaal qof oo cusub oo ka mid ah dadkii maqnaa ayaa laga soo saaray burburka suuqa ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaasoo toddobaadkii hore ay weerareen kooxo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Qaar ka mid ah maydadkan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Afar dhalinyaro oo Toorey ku hubeysan ayaa xalay nin dhalinyaro ah ku gowracay Jidka 150 ee magaalada Hargeysa, iyadoo dilkan uu noqonayo kii saddexaad oo ka dhacay Caasimada Somaliland muddo saddex bil gudahood. Wararka ayaa sheegaya in dhalinyarada dilka geystay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo askari oo ilaalo u aheyd xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, kadib markii ay horay dil uga geysteen askari ka tirsan Booliska. Afhayeenka Maxkamada ciidamada qalabka Sida Col. C/llaahi Maxamed … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Kooxo hubeysan ayaa saaka ku dilay nawaaxiga Tarabuunka Taliye xigeenkii saldhiga booliska degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Taliye kuxigeenkan oo lagu magacaabayay G/dhexe Shariif Aadan Maxamuud Seefle ayaa waxaa toogtay labo dhalinyaro bastoolado ku hubeysnaa, iyagoo ka qaatay bastoolad uu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeen ayaa kula kulantay magaalada Ottawa ee dalka Canada Wasiirka arrimaha dibada dalkaas John Baird, iyadoo booqashadan ay aheyd tii u horeysay oo wafdi dowladda Soomaaliya ka socday marti qaad rasmi ka helaan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ayaa sheegaya in dagaal faraha looga gubtay uu xalay ka dhacay degmadaas, maalmo kadib markii ciidamada dowladda ay la wareegeen. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa bilowday saqdii dhexe xalay abaarihii 2-dii habeenimo, kadib markii … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Muddo sannad laga joogo ayay ahayd markii madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu igmaday Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon saacid inuu soo dhiso xukuumad loo dhanyahay oo sii ambaqaada horumarka ummada Soomaaliyeed hiigsanayso. Ma dhibyara in waddan uu dagaal ragaadiyay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ee magaalada Muqdisho. Mudane Saacid ayaa ka warbixiyay safarradii uu dibadda ugu maqna … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Xarunta Jaamacada SAVANNAH ee Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad lagu soo bandhigay heshiis ay jaamacaddu la gashay jaamacadda Jommo Kenyatta oo ku taalla dalka Kenya, taasoo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahanno, arday, ururada bulshada rayidka, madaxda haamacadda iyo marti … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiiradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ottawa ee dalka Canada shalay oo ahayd 30-kii bishii September ee aynu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirka Garsoorka Awqaafta iyo arimaha Diinta dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Abyan Nuur oo uu wehlinayo taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed oo maanta kormeer ku tagay xaruntii taliska ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in dib u dhis lagu samaynayo dhammaan xarumihii ciidamada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Tan iyo markii Xarakada Al-Shabaab ay qaaday weerarkii Rugta Ganacsiga ee Westgate 21-kii bishan ayaaa waxaa isa soo tarayay walaaca laga qabo in mar kale weeraro ay ka geysato gudaha dalkaas. Weerarkii Westgate oo qaatay muddo afar maalmood ayaa la … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay xiray Hogaamiyihii Urur diimeed horay maamulka u mamnuucay oo lagu magacaabayay Xisbullah, kaasoo wareysi uu siiyay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho ku taageeray weerarkii Al-Shabaab ku qaadeen Suuqa Ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi. Sida … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa magaalada Istanbul ee Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkaas, jaaliyadda iyo gudoomiyaha gobolka Istanbul, Huseyin Avni Mulu iyo weliba ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Mudane Saacid ayaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in madaxda hay’adaha sirdoonka iyo Ammaanka ee dalka ay hortagaan Baarlamaanka dalka oo su’aalo ka weydiin doona weerarkii Al shabaab ku qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate mall ee Nairobi. Qoraalo sir ah oo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qarax bambaano oo sababay dhaawacyada ilaa shan ruux ayaa xalay fiidkii ka dhacay xerada qaxootiga Dhagaxleey, markii kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen goob uu ka socday dhiso Iskuul. Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah shanta ruux … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada