Author Archives: News Editor

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

Maamulka gobolka Shabeellaha hoose oo codsaday in ciidamada militariga laga saaro magaalooyinka

Guddoomiye ku xigeenka dhinac arimaha Bulshada ee Gobolka Sh.Hoose Cumar Maxamuud Cili Carabey oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Ciidamada Militariga ka dalbaday in Degaanada iyo Degmooyinka ay gacnta ku hayaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaraxyo waawayn oo lagula beegsaday Muqdisho ciidamada dawlada Soomaaliya

Qaraxyo Miino aya sida la sheegay maanta waxaa lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Goobjoogayaal  la hadlay warbaahinya Magaalada muqdisho ayaa sheegay in labo Qarax oo Miinada nooca dhulka lagu aaso lagula … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo gaashaanka ku dhufutay shirweynaha ay dawladu ku baaqday ee ka dhacaya Muqdisho

Warsaxaafadeed kasoo baxay dawlada Puntland ayaa lagu sheegay in shirka dhawaantan ka furmaya Muqdisho inuu yahay mid ay dawlada federaalka ahi ku doonayso inay ku baabi’iso awooda maamul goboleedyada oo awooda dalku ay isugu ururto gacan kaliya. Waxaana qoraalka lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo Maanta ku dhawaaqay Aas-aaska Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay golaha amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aannada golaha amniga Qaranka.  Madaxweynaha oo furitaankii shirkii ugu horreeyey shir guddoominayay maanta ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uu la kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda dadka Shiinaha

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa shalay magaalada Beijing ee xarunta dalka Shiinaha kula kulantay ra’iisul wasaare ku xigeenka jamhuuriyada dadka Shiinaha, Wang Yan. Labada mas’uul waxay kaga … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Beledweyne oo qarax lala beegsaday

Qarax Khsaaro geystay ayaa duhurnimadii maanta Ciidamada Itoobiya waxaa lagula eegtay bartamaha Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qaraxani oo ahaa sida la sheegay miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Ciidamada Itoobiya waxaa lagula beegsaday Xaafada Irrid-Aamin ee bartamaha Magalaada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal culus oo ciidamada Kenya iyo kooxda Alshabaab ku dhexmaray gobolka Gedo

Ciidamada Kenya iyo kuwa Al Shabaab ayaa maanta Dagaal Qasaaro xoogan geystay sida la sheegay waxa uu ku dhexmaray Degaanka Faxfaxdhuun , Duleedka Degamada Baardheere ee Gobolka Gedo. Goobjoogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Dagaalka uu bilaawday kadib markii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Jen. Dhegabadan oo ku baaqay in la maxkamadeeyo askartii ka dambeysay dilka taliyihii guutada 2aad

Abaanduulihii hore ee ciidamada milateriga dowlada Somalia Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) ayaa ugu baaqay dowlada Somalia iney maxkamad horkeento raggii dilay Taliyihii guutada 2aad ee ciidanka XDS Col. Cali Guure Afdhuub. Dhega-badan ayaa sheegay in raga dilkaas geystay aysan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisad ka taagan Taleex kadib markii uu halkaa gaaray madaxweyne ku xigeenka Puntlnad

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdi Samad Cali Shire ayaa maanta gaaray degmada Taleex ee Gobolka Sool, halkaasoo ka mid ah deegaanada uu ka arimiyo Maamulka Khaatumo, iyadoo laga soo sheegayo xiisad inay ka dhalatay tagitaanka wafdiga Madaxweyne kuxigeenka. Sida ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo la filayo inuu maanta Nairobi soo gaaro

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa la filayaa inuu maanta soo gaaro magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya. Waxaana madaxweynaha uu markii uu kasoo duulayay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland uu kula hadlay dadweynaha isagoo sheegay  in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaaliya oo dub u furaysa shirkadii Somali Airlines 22 sanadood kadib

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay heshay illaa afar diyaaradood oo ay ku howl-gelineyso shirkadii diyaaradaha Soomaaliyeed ee Somali Airline, kaddib muddo 22-sano ah, taasoo ku aadi doonta dalalka caalamka duulimaadyo kala duwan. Wasiirka warfaafinta, boostada, isgaarsiinta iyo gaadiidka dowladda Somalia, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Soomaaliya oo ka codsatay shacabka inay kala shaqeeyaan amniga dalka

Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay shacabka iyo warbaahinta Soomaaliyeed iney kala shaqeeyaan sugidda amniga dalka,wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Jaamac Axmed Maxamed  oo warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Geerida ku timid Xusseen Samatar oo ay ka murugoodeen Soomaalida Maraykanka

Xuseen Samatar, ahaa shaqsigii ugu horreeyey oo Soomaali ah oo loo doorto in uu xubin ka noqdo guddiga maamula iskuullada waxbarashada magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa shalay galinkii dambe geeriyooday, kaddib markii uu muddo la xanuunsanayey cudurka Kansarka oo … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dagaallo khasaaro gaystay oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Bakool

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa Dagaal Qasaaro geystay waxa uu saakay ku dhexmaray Degaano ka tirsan Gobolka Bakool. Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Al Shabaab ay weerar qasaaro xoogan geystay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Kenya oo loo gudbinayo Warbixino la xariira Dilkii Shekh Caboud Rogo

Kooxdii gaarka ahayd ee loo saaray Baaritaanka dilkii loo gaystay  Sheekh Cabuud Rogo ayaa lagu wadaa in warbixintii natiijadii baaritaankooda ay ku wareejiyaan madaxwayne Dalka Kenay Uhuru Kenyatta . Gudoomiyaha kooxdani gaarka ah ee baaraysay dilka Rogo ahna ku xigeenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Taliyihii Guutada labaad ee ciidanka Xoogga oo lagu aasay Muqdisho kaddib markii uu dhintay Dhaawac soo gaaray

Taliyihii guutada labaad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, G/sare Cali Guure Afdhuub ayaa lagu aasay maanta oo Axad ah gudaha isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, kaddib markii uu u dhintay dhaawac u geystay askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dad ku sumoobay saliida cuntada qaybo kamid ah deegaannada Puntland

Wararka ka imaanaya degmada Jarriiban ee ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay jiraan dad xaalad halis ah ku sugan kadib markii ay ku sumoobeen saliida cuntada lagu karsado oo la sheegay inay suni ku jirtay. Ma kala cada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hal qof oo ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay Guriceel

Hal qof ayaa ku dhaawacay diyaarad saaka ka qaaday wafdi ka tirsan saraakiisha milateriga dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan ururka Ahlusunna Waljamaaca oo si khaldan ugu dagtay garoonka diyaaradaha ee degmada Guri-ceel ee gobolka Galguduud. Wafdigan oo uu ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sweden oo lacag malaayiin ah ugu yaboohday Soomaaliya

Dowlada Sweden ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ugu deeqday Lacag dhan 300 Malyuun. Kadib Shir maalintii Shalay ahayd lagu soo gabagabeeyo Magaalada Lund ee dalka Sweden oo ahaa Shirkii Sanadlaha ahaa ee 12aad kaas oo ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay amniga wax ka qabanayaan

Afhayeenka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf oo Saxaafada kula hadlay Munaasabad maanta ka dhacday Degamada Xamar-Weyne ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu shaaca ka qaaday inay wadaan Qorshooyin in isugu xirayaan Degmooyinka Gobolka Banaadir kaa oo ku aadan sidii … read more »

Posted in Featured | Leave a comment