About News Editor
Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Dagaal u dhexeeyay Ciidamda AMISOM iyo Al Shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhecay Deegaanka yaaqbari weyne ee Gobolka Sh/hoose. Wararka aanu ka heleyno Deegaankaasi Yaaqbari weyne ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalku uu ahaa mid xoogan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Guddoomiye Ku xigeenka Dhanka Ammaanka ee Maamulka Degmada Afgooye Mahdi Axmed Xasan oo La hadlay warbaahinta ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Howl Gallo ay Ciidamada Dowladda ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmadaasi, isagoo sheegay in Howl galladaasi lagu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Xildhibaan Aaadan Xaaji Xuseen oo ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ayaa shir saxaafadeed uu ku qabtay Magaalada Garoowe wuxuu sheegay in uu soo dhaweynayo sida Magaalada Taleex loogu soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Generaal C/Samad cali Shire isagoo booqasho … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowladda Kenya ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in Xarakada AL-Shabab ay ku dartay Liiska 46 Urur ee Weerarada ka gaysta gudaha dalka Kenya iyo waliba geeska Africa. Warbixin ay soo saartay Madaxa Maxkamadaha ee dalka Kenya Attorney Githui Muigai … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Banaanbaxani oo ay ka qeyb galeen qeybaha Bulshada ka soo jeeda Gobollada Bay iyo Bakool , islamarkaana looga soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Dibadbaxani oo ay ka qeyb … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
11 qof oo lagu eedeeyay inay yihiin burcad-badeed oou dhashay Soomaaliya ayaa xukunkooda oo ahaa 20 sano loogu badalay 5 sano, kadib markii qaadiga maxkada sare ee magaalada Mombasa xukunkaas hore uu ku tilmaamay inuu ahaa mid culus. Garsooraha maxkamada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo jawaab ka bixinayay hadal uu shalay siiyay wakaalada wararka ee Rueters madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in wax laga xumaado uu yahay hadalka kasoo yeeray madaxweyne Faroole. Balse madaxweyne … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H.Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku sheegtay warbixin ay maanta oo Jimco soo saartay in weli gudaha Soomaaliya uu si baahsan uga socdo kufsiga haweenka, iyadoo hay’addu ay xustay inay jiraan dhibbanayaal badan oo aan sheegin kufsiga loo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dagaalo Qasaaro geystay una dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo taageero ka helaya kuwa Militariga ee Itoobiya iyo kooxda AlShabaab ayaa waxaa uu Xalay ka dhacay Degamada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa yimid sida Dadka Degaanka ay u sheegeen warbaahinta … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
23-jirtaan ayaa lagu Magacabaa Saynab Hussein,waxayna Maxkamad Mareynkanka ku taalo gaar ahaan Minneapolis ka hor qiratay inay caawin jirtay Ururka Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya,iyadoona si gaar ah u qiratay sida Dacwad Oogayaal Mareynkan ah sheegeen inay horay Been Maxkamada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka kormeer ku tegay bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaharka shaqaalaha rayidka ah ee hay’adaha dawladda. Mashruucan mushahar-bixinta oo ay iska kaashanayaan dawladda Soomaaliya iyo dawladda Norway … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweynaha Puntland ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay ka dhacay magaalada Addisababa ee xarunta dalka Itoobiya isagoo sheegay in dawlada Muqdisho aysan ogolayn inay maamul goboleedyada awood siiso. “Waxay rabaan inay isku dhac ka dhex abuuraan dadka Jubbaland, horayna waa u … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika, waxaana hogaaminayay Amb.Walid Musa oo ka socday Waaxda Ciidanka Nabad illaalinta ee Q/midoobay iyo Amb. Mahamat Saleh Annadif waxayna ka wada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen heshiiskii ka dhacay magaalada … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maraykanka iyo wadamo kale oo reer galbeed ah ayaa qorshaynaya in weerar kooban oo lagu burburinayo hubka kiimikaalka ah ee dalka Syria in waddankaasi lagu qaado kadib markii a madaxweyne Asad lagu eedeeyay in ciidankiisu ay ku dileen hub kiimikaal … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Kulan looga hadlayo sidii loo adkayn lahaa ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada muqdisho. Ujeedada kulanka ayaa ah sidii ay u wada shaqayn lahaayeen Shacabka iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed, waxaana soo qabanqaabiyay taliska ciidanka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Boolis iyo Nabad Sugid ayaa maanta howlgallo ballaaran waxaa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho . Xaafadaha howlgallada ay Ciidmadan ka sameeyeen ayaa ah Xaafado ka tirsan Degmooyinka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha, Wang Yi ayaa sheegay in dalkiisa uu xiriir dhow oo dhinaca dhaqalaaha iyo ganacsiga ah la yeelanayo Soomaaliya, isagoo xusay inay ka qaybqaadan doonaan dib u dhiska Soomaaliya. Hadalkan ayuu Wang ka sheegay kulan uu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Shir ballaaran oo looga Arinsanayo dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii loo taageero dhaqaalo loo siin lahaa Xukuumada Fedraalka Soomaaliya ayaa waxa u si rasmi ah uga furmay Maalintii Isniinta ahayd Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia. Safiirka Soomaaliya … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada