Author Archives: News Editor

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

Al-amriki oo shaaciyay inuu isaga baxay Alshabaab

Cumar Hammami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-amriki  ayaa shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba isaga baxay uruweynaha Al-qaacida iyo Al-shabaab oo uu hore uga tirsanaa. Masuulkan oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dawlada Itoobiya oo sheegtay inay taageerayso nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya qaadatay

Dawlada Itoobiya ayaa shaacisay inay si rasmi ah u taageersantahay nidaamka siyaasadeed ee Soomaaliya ay xilligan qaadatay kaasoo ah federaalka. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa cadeeyay in nidaamka federaaliga ah ee Soomaaliya inuu yahay midka kaliya ee Soomaalida ay ku midoobi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar bambaano oo ka dhacay magaalada Beledweyne habaynkii xalay ahaa

Wararka naga soo gaaraya Magaalada B/weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in Fiidnimadii Xalay Weeraro Bambaanooyin ah lagu qaaday Xarunta Hay’adda Main Action ee Qaramada Midoobay Miino Saarista u qaabilsan ee Magaalada B/weyne ay ku leedahay. Kooxahani … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa Diyaarad Helicopter ah waxa ay ka soo dajisay Garoonka Adan Cade ee Magaalada Muqdisho taas oo uu kaga soo ambabaxay Deegaanka Ceel Jaale ee Gobolka Sh/hoose oo uu shalay booqasho ku tagay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay Oo ku booriyay Siyaasiinta Soomaaliyeed in Xal laga gaaro Ismari waaga Siiyaasadeed

Wakiilka Gaarka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa ugu baaqay Siyaasiiinta Soomaaliyeed in Ismarinwaaga  Siyaasadeed ee ka dhaxjira lagu dhameeyo qaab siyaasadeed. Nicklos Key ayaa sheegay in Soomaaliya ay hada wajahayso Isbadalo dhanka Hormarka dhaqaalaha, Amniga iyo dhanka Xuquuqul Insaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wada-tashiga Barnaamijka Higsiga Cusub “New Deal” oo Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia

Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta Soomaaliya, Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim ayaa maanta Muqdisho ka furay shirkii wada-tashiga barnaamijka Higsiga Cusub “ New Deal” oo socon doona saddex maalmood. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb-galay mas’uuliyiin ka kala socda laamaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Khasaare ballaaran oo ka dhashay dab ka kacay goobo shidaalka lagu iibiyo oo ku yaal magaalada Muqdisho

Inta la ogyahay laba qof ayaa ku dhintay tiro ka badan toban qof oo kalena way ku dhaawacmeen dab ka kacay goob shidaalka lagu kaydiyo oo ku taalla agagaarka dhismaha Say-biyaano ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Dabkan oo aan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi ka socda qaramada midoobay oo booqday Shabeellaha dhexe

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhexe ayaa ku soo warramaya in wafdi ka socda Qaramada Midoobay Maanta Kormeero ay ku tageen deegaanno ku yaalla Gobolka Sh/dhexe oo dhawaan Fatahaad uu ka geystay Wabiga Shabelle. Wafdigaan ka socda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawlada Soomaaliya oo beenisay in la weeraray madaxweyne Xassan Sheekh

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo lahadlay Wakaaladda Wararka ee AfP ayaa sheegay in Dagaalyahanno ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab ay gubeen Gawaari ay wateen Ilaalada Madaxweyne Xassan Sheekh Maxmuud. Afhayeenka dhanka Howlgallada ee Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab ayaa intaasi ku daray … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

C/wali Cali Gaas oo ka qaybgalay xaflad heersare ah oo loo qabtay arday Soomaaliyeed oo ka qalanjabisay jaamacadaha dalka Itoobiya

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya C/wali Cali Gaas ayaa waxaa uu ka qaybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay joogeen diplamaasiyiin sarsare oo ka tirsan midowga Afrika, taasoo ka dhacday mid kamid ah hoolalka midowga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay dalka Malaysia.

7 ruux oolagu eedaynayo in ay yihiin  Burcad badeed Soomali ah ayaa waxaa Maanta maxkamad lagu soo taagay  dalka Malaysia, waxaana lagu xukumay midkiiba 10 Sano oo xariga halka 4 kalana lagu xukumay iyagana midkiiba 8 sano oo xariga. Raggani … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaflad lagu taageerayay heshiiskii dawlada Soomaaliya ay la gashay maamulka Jubbaland oo ka dhacday Muqdisho

kulan ay kasoo qayb-galeen odayaal-dhaqameed, siyaasiyiin, xildhibaanno, dhallinyaro iyo haween ka kala socday bulshada qaybaheeda kala duwan laguna taageerayey heshiiskii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubba ay dhawaan ku kala saxiixdeeen xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa maanta ka dhacay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Bangiga Islaamka oo Soomaaliya la saxiixday heshiisyo kala duwan ee dhinaca horumarinta ah

Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ku sugan magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda Sucuudiga ayaa maanta waxaa ay Af-garad Buuxa (MOU) iyo Heshiis rasmi ahba (Agreement)  ay la gaareen Bankiga Islaamka oo fadhigiisu yahay magaaladda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Magaalada Muqdisho oo uu maanta ka furmay shirweynaha qaran ee hadafka 2016-ka

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka furay Muqdisho Shir-weynaha Qaran ee geeddi socodka siyaasada Soomaaliya iyo higsiga sanadka 2016-ka, waxaana ka qeyb galaya ergo ka kala timid gudaha dalka iyo dibadiisa. Furitaanka shirweynaha ayaa waxaa ka qeyb galay … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Dagaallo xoogan oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Bakool

Dagaallo Khasaaro Geystay ayaa Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al Shabaab waxa ay ku dhexmareen Deegaanno Hoostaga Gobolka Bakool. Goob Joogayaal ku sugan Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa warbaahinta waxa ay u sheegeen in Barqanimadii Maanta Dagaal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Soomaaliya oo dib u furay wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo KM4

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay inay dib u fureen wadada hawlbawlaha u ah isu socodka gaadiidka magaalada Muqdisho ee wadada isku xirta Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo KM4. Waxaana warar ay Bartamaha heshay ay sheegayaan in wadadaas at horay ugu xirnayd hay’adda UNDP … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gobolka Bay oo ay ka dhaceen dagaallo xoogan oo u dhexeeya Alshabaab iyo ciidamada Itoobiya oo gacan siinaya ciidanka Soomaaliya

Dagaallada oo ahaa kuwa Xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda oo garab ka helaya Ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab ayaa xalay waxa ay ka dhaceen deegaanno hoosyimaada Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay. Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ethiopia ayaa la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Waxbarasho lacag la’aan ah oo dawlada Soomaaliya ay ka bilaabayso qaybo kamid ah dalka.

Wasaaradda adeega Bulshada Soomaaliya ayaa 336 macalimiin udireysa gobollo katirsan Soomaaliya si waxbarasho lacag la’aan ah ugu dhigaan ubadka Soomaaliyeed. Waxaa dhawaan lugu wadda in qeybo ka mid ah gobollada koonfured ee dalka Soomaaliya laga bilaabo waxbarasho bilaash ah oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo wali jooga magaalada taariikhiga ah ee Taleex

Waxaa wali degmada Taleex ee gobolka Sool ku sugan wefdi uu horkacayo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, islamarkaana ay qayb ka yihiin xubno ka tirsan golayaasha wasiirrada iyo baarlamaanka ee Puntland. Waxayna warar ay Bartamaha ka heshay deegaanka Taleex ay sheegayaan inaysan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dawlada ay ka noqotay go’aankii dadka looga saarayay dhismayaasha dawlada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’ud ayaa sheegay in dowladda ay ka laabtay Go’aan uu sheegay in uu ahaa Mid qaldan oo Dhismooyinka dowladda Looga saarayo dadka Shacabka  ah. Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment