About News Editor
Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Kadib markii heshiis taariikhi ah ay maalmo ka hor ku kala saxiixdeen dawlada Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa madaxweynaha Jubbaland markii ugu horreysay si heer qaran ah loogu soo dhaweeyay ayraboorka caalamiga ah ee Aadan Cadde. Xubno la tirsan golaha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlada Puntland Axmed sheekh Jaamac ayaa sheegay in uu maqlay in Madaxweynaha Soomaliya uu dalbaday Wadahal uu la galo Puntland hadii hadalkaasi jiro wuxuu wasiirku cadeeyey in ay soo dhaweynayaan diyaarna u yihiin wuxuuse … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qaraxaani oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM kuwaasi oo la shaaciyay in ay ka yimaadeen Xerada Maslax ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ku bas … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Xildhibaan horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG ayaa shir Shacabka Soomaaliyeed lagu qiyaamayo ku tilmaamay shir Xagjirnimada looga hadlayo oo shalay ka furmay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. “ dadka shirka ka qeyb galaya ee Culumada lagu sheegayo waaba iyaga waxa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Olole waxbarasho loogu magac-daray aada dugsiyada ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in saddexda sano ee soo socota ay hal milyan oo caruur Soomaaliyeed ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah. Mashruucan oo ay soo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
War goor dhow na soo garay ayaa Tilmaamaya in qaraxyo Xoogan ay ka dheceen Nawaaxiga Maqaayadda Vilage ee u dhow Guriga Hooyooyinka. Qaraxyadaan ayaa loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarax laga soo buuxiyay oo la dhigay agagaarka Barxadda Ex Abuu Raas … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa sheegay in labo haween Soomaali ah ay ku dhaawacmeen qarax shalay lala eegtay Wasiirka Arrimaha Gudaha Masar Maxamed Ibraahim. Haweenkan Soomaalida ayaa ka ag dhowaa wado uu marayay Wasiirka arrimaha gudaha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay wali ku raad-joogto Cumar Shafiq Hamaami oo loo yaqaano Abuu mansuur Al-Amriiki, kaasoo maalmo ka hor ku dhawaaqay inuu ka baxay Al-Shabaab iyo Al-Qaacida. War ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa looga jawaabay hadalkii Abuu … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaaladda Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti isagoo kasoo duulay magaaladda Jeddah ee Boqortooyadda dalka Sucuudiga. Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya waxaa garoonka dayuuradaha ee Djibouti … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegtay in horjoogayaasha ajaanibta ah ee ka dhinac dagaalamaya ururka Alshabaab ay ku badbaadi karaan in ay dalka ka baxaan, xilli mudooyinkii lasoo dhaafay ay soo ifbaxayeen khilaaf baahsan oo u dhexeeya saraakiisha ururka Al-shabaab Afhayeenka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ku sii jeeda dalka Jabuuti. Cabdi Xakiin Xaaji Max’ud fiqi Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hor inta aanu wafdiga ka duulin … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Qaraxyadaan oo isugu jiray Weerarada Bambaanooyinka Gacanta iyo Madaafiic Xafaadaha qaar ku dhacay ayaa laga Maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qaraxyada qaar ayaa waxaa ay ka dhaceen meelo ay ku sugnaayeen dad Shacab ah , halka kuwa kalana lala Bartilmaamsday Goobo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa markii u horeysay oo hogaamiyahan uu yimaado tan iyo markii Ciidamada Kenya sanadkii la soo dhaafay la wareegeen magaalada Kismaayo. Wararka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Shirkad ganacsi oo caanaha geella iibisa ayaa markii u horeysay laga hirgeliyay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkadan oo lagu magacaabo Beder ay boqolaal Geella oo irmaan ah ugu sameysay xero lagu xanaaneeyo duleedka magaalada Muqdisho. Shirkadan oo ay ka howl galaan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Siyaasiga Soomaaliyeed ee Jaamac Cali Jaamac ayaa sheegay in dowladaha deriska la ah Soomaaliya ay fara galin ba’an ku hayaan Siyaasadda gudaha ee Soomaaliya gaar ahaan Dastuurka ku meelgaarka ah ee lagu muran san yahay oo uu sheegay iney ku … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Sheekh Adan Max’ed Nuur Madoobe oo ahaa Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaaka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aqoonsatay Jabhad baabi’isay Shacabka oo uu ula jeedo maamulka Jubba ee dhawaantan ay heshiiska la gashay dawlada Soomaaliya. ”Jabhadda ka … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada