Author Archives: News Editor

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/

Daawo sawirro fanaanada Soomaaliyeed ee Hibo Nuuro oo bandhig faneed ku qabatay magaalada Muqdisho

22 sano oo ay Soomaaliya ku jirtay burbur iyo dagaallo sokeeye kadib ayaa xalay waxaa bandhig faneed ku soo bandhigay magaalada Muqdisho fanaanada qaranka Hibo Maxamed Gudoon (Hibo Nuura). Waxaana bandhigaas ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan golayaasha wasiirrada iyo baarlamaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyay weerarkii lala beegsaday madaxweynaha Jubbaland

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerar duhurnimadii maanta lagu qaaday Kolonyo uu la socday Hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba Axmed Madoobe, kaasoo ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Muqdisho. War saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Jubbaland oo shaaciyay inaysan waxba ku gaarin weerarkii maanta lagu qaaday

Madaxweynaha Jubbaland oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu badqabo oo aysan jirin wax kasoo gaaray weerar ismiidaamin ahaa oo lala beegsaday gawaari kolonyo ah oo galbinaysay. Waxaana uu tilmamaay in weerarkaas uu ahaa … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Alshabaab oo saakay khaarajisay rag uu kamid ahaa Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Alamriki

Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in Kooxo ka tirsan Ururka Al Shabaab ay weerar ku qaadeen Saraakiil Cadaan ah oo ka tirsanaa Ururkaasi. Cumar Xamaami oo loo yaqaanno Abuu Mansuur Al Amriiki , Usama … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DEGDEG: Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhaawacmay qarax lala eegtay kolonyo baabuur ah oo uu la socday

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in weerar ismiidamin ah oo loo adeegsaday baabuur lala eegtay Kolonyo uu la socday Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba, kuwaasoo goor dhow ku laabtay magaalada Kismaayo. Sida ay sheegayaan wararka gaari … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirrada Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah uga qaybgalaya shirka looga hadlayo burcadbadeeda ee ku Furmay Dubai

Iyadoo maalmahaanba uu xumaa xiriirka u dhexeeya dawlada Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah loogu martiqaaday madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) inuu ka qaybgalo shirka ka furmay Dubai ee looga hadlayo la tacaalida burcadbadeeda Soomaalida. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaar kamid ah hogaamiyayaasha Khaatumo oo shaaciyay inay Puntland ka caawinayso dib u qabsashada gobolka Sool

Axmed Cismaan Cilmi (Karaash) oo kamid ah hogaamiyayaasha maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaaciyay in joogitaanka madaxweyne ku xigeenka Puntland ee magaalada Taleex inuu salka ku hayo sidii dib loogu qabsan lahaa gobolka Sool oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Barrack Obama oo dib u dhigay weerarkii uu ku qaadi lahaa dalka Syria

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay codeynta Aqalka Congress-ka ee tallaabo milateri looga qaadi lahaa dalka Suuriya, kadib markii lagu eedeeyay inay adeegsatay hubka kiimikada. Madaxweyne Obama ayaa sheegay diblomaasiyada fursad la siinayo, isagoo xusay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne kuxigeenka Kenya oo maanta hortagaya Maxkamada dambiyada dagaalka ee ICC

Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto ayaa maanta hortagaya Maxkamada dambiyada dagaalka ee The Hague, halkaasoo uu kaga jawaabi doono dacwado loo heysto oo ku aadan rabshadihii ka dhashay doorashooyinkii la isku khilaafay ee sanadkii 2007-dii ka dhacay dalka kenya. Madaxweynaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sidee loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya magaalada Jowhar oo uu shalay booqday (DAAWO SAWIRRO)

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Fanaanada qaranka Hibo Maxamed Gudoon (Hibo Nuura) oo maantay Xamar ka dagtay

Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Hiba Maxamed Hudoon (Hiba Nuura) ayaa maanta dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho muddo 22-sano ah, mudadii bur burka oo ay ka mid aheyd Fanaaniintii dalka ka hayaantay. Fanaanada ayaa waxaa garoonka diyaaradaha aadan Cadde … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weeraro isdaba joog ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

Kooxo hubaysan ayaa xalay weeraro abaabulan ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan degmooyinka Hiliwaa iyoYaaqshid ee gobolka Banaadir. Kooxahan hubaysan ayaa weeraro qorsheysan ku qaaday xarumo ay ku sugnaayeen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo u fariistay kalfadhigiisii saddexaad

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dib u bilaabay hawlahooda shaqo kadib markii ay in muddo ah fasax bannaanka ugu maqnaayeen. Gudoomiya baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaarii  ayaa furay kalfadhiga saddexaad ee golaha shacabka Soomaaliya iyadoo lagu wado inay ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo sawirrada madaxweynaha Soomaaliya oo kulan muhiim ah la qaatay wafdi sare oo ka socda dawlada China

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Magaalada Gaalkacyo oo laga sameeyay hawlgallo ballaaran oo lagu soo qabqabtay dad badan

Kadib Howl Gallo Xoogan oo Ciidamada Maamulka Puntland ay ka sameeyeen Xaafadaha Israac, Garsoor iyo Siinaay oo intuba ka tirsan Xaafadaha Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay ku sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Daawo sawirrada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay Tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka

Kulankan oo maanta ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu saarayay qaabkii loo tayeyn lahaa ciidamada xoogga dalka loona xoojin lahaa wada-shaqeynta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo sidii loo xoojin ciidamada xoogga dalka. Kulankana ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somaliland oo si kulul u weerartay Cali Khaliif Galaydh oo ku eedeeyay maamulkooda isir sooc

Maamulka Soomaaliland ayaa beeniyey eedeymo uu u jeediyey maamulkaasi Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh oo mar soo noqday R/wasaaraha Soomaaliya,wasiirka arimaha gudaha maamulka Soomaaliland Cali Maxamed Waran-Cadde oo la hadlayey warbaahinta ayaa beeniyey eedeymaha uu u jeediyey maamulka Soomaaliland Cali Khaliif … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirrada R/wasaaraha Soomaaliya iyo watigii socdaalkisa ku waheliyay oo gaaray dalka Yemen

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka socday Dawladda Yemen oo ay kamid yihiin Wasiirka Caafimaadka Dr. Axmed Qaasim Al-Cansi , Madax ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo xabsiga u taxaabtay nin looga shakisanyahay inuu ka tirsanyahay kooxda Alshabaab

Ciidamada Booliska Degmada Laikipia ee dalka Kenya ayaa waxa maanta Xabsiga u taxaabeen Wiil dhalinyaro ah oo la rumaysanyahay in uu ka tirsanyihiin Dhaqdhaqaaqa AL-Shabaab. Wiilkan 20 Jirka ah ee Xabsiga loo taxaabaya ayaa waxaa la sheegay in Mudo dhan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guddiga Howlaha Guud iyo Gaadiidka Baarlamaanka oo diiday heshiis ay dawladu la saxiixatay shirkad ajnabi ah

Guddiga Howlaha Guud iyo Gaadiidka Baarlamaanka ayaa ka soo horjeestay Heshiis Xukuumadda Soomaaliya ay la gashay Shirkad Turki ah oo Maamuleysa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho. Guddoomiyaha Guddiga Howlaha Guud iyo Gaadiidka Baarlamaanka Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow oo Maanta Saxaafadda Shir … read more »

Posted in Featured | Leave a comment