Author Archives: Mogadishu Desk

Shirkii looga hadlaayay arimaha abaaraha ka jira geeska afrika oo la soo gabagabeeyay galabta.

kulanka ayaa loga hadlay arimaha abaaraha ka jira dalka soomaaliya shir ayaa maalintii shalay ka furmay magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya oo ay ka qeyb galayaan madaxda wadamada geeska afrika iyo wakiilada beesha caalamka. Waxaa maanta magaalada muqdisho ka anba … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Shir looga hadlaayo arimaha abaaraha ka jira geeska afrika oo ka furmay dalka kenya.

Shir ayaa loga hadlaayo arimaha abaaraha ka jira dalka soomaaliya  ayaa ka furmay magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya kaasi ay ka qeyb galayaan wadamada geeska afrika Shirkaan ay soo qaban qaabisay dowlada kenya islamarkaana ka furmay magaalada nairobi ayaa … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada.

  Muqdisho, Khamiis, September 08, 2011– Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin go’aamadii kasoo baxay shirka Wadatashiga, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Face to face with pirate kidnap couple Paul and Rachel Chandler

On an overcast, rather autumnal day in central London, amid drizzle and showers, I am introduced to two people I instantly recognise, but from a situation which seems a million miles away. Amid the plush surrounds of one of London’s … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Maxkamad Saarida Madaxweynihii horre Masar oo maanta ka bilaabatay Magaaladda Qaahira

Qairo (www.Bartamaha.com):- Ka dib markii maalin dib loo dhigay maxkmad saarida madaxweynihii hore Masar Xusni Mubaarak sababo la xiriira is qabqabsi ku dhexmaray banaaka horre maxkamadda taageerayaasha Mubaar iyo kuwa ka soo horjeedar ayaa maanta waxa mar kale magaaladda Qaahira … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faah Faahin dheeri ah oo ka soo baxeysa weerar Bomb oo saaka aroortii lagu qaaday Maxkamada sare ee dalka Hindiya

Delhi (www.Bartamaha.com):-Inta la ogyahay 10-ruux ayaa ku dhintay 47-kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar saaka aroortii lagu qaadayAfaafka hore maxkamadda sare ee caasimadda Delhi  Ra’iisal Wasaaraha iyo Afhayeenka Baarlamaanka ayaa si isku mid ah u cambaareeyay weerarka.waxana ay sheegeen in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

UN – Statement Attributable to the Spokesperson for the Secretary-General on Somalia, 6 septembre 2011

The Secretary-General strongly welcomes the outcome of the consultative meeting held in Mogadishu from 4 to 6 September, at which key Somali leaders agreed on a detailed Roadmap for completing the current transitional period. He is encouraged that such an … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ethiopia: Children make up majority of Somali refugees in Ethiopia, says UN

Somali refugees in Ethiopia – The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR), said Tuesday that children were bearing the brunt of the Horn of Africa crisis and constituted the majority of all Somali refugees in neighbouring Ethiopia. A UNHCR statement … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

FAO calls for increased efforts stem food crisis in Horn of Africa

The UN Food and Agriculture Organization (FAO) on Monday called for increased efforts to stem the food crisis in the Horn of Africa as famine spread to a sixth area of Somalia which has been without an effective government for … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Shirkii wada tashiga Arrimaha Soomaaliya oo la soo gaba gabeeyay .

Shirka wada tashiga arimaha soomaaliya ayaa maanta lugu soo gabagabeeyay magaalada muqdisho shirkaasi ayaa soconaayay mudo 3 maalin ah qodobo dhor ah ayaa ka soo baxay oo garaya 4 qodob oo gobtii lugu saxiisay. Qodobada ay ka mid ahaayeen Ammaanka, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Surgeon not kidnapped in Somalia, coming home: Foreign Ministry

Surgeon not kidnapped in Somalia, coming home: Foreign Ministry The Indonesian Foreign Ministry says Indonesian plastic surgeon Aisha Wardhana, who was earlier reported to have been kidnapped in Somalia, is now in Johannesburg, South Africa, and is ready to return … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Shirka Wadatashiga ee ka socda magaaladda muqdisho oo maanta la soo gabagabeynaayo

Muqdisho (www.Bartamaha.com) Waxa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka loo bixiyay wadatashiga ee ka socda magaaladda muqdisho, kaa oo ay ka qayb galayaan dhinacyadda isku haya siyaasadda Soomaalida e QM iyo beesha caalamka. Shirka ayaa maanta la filayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somalia famine: UN warns of 750,000 deaths

BBC-News (Bartmaha.com):-A s many as 750,000 people could die as Somalia’s drought worsens in the coming months, the UN has warned, declaring a famine in a new area. The UN says tens of thousands of people have died after what … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Maamuladda Puntland Iyo Galmudug Oo Heshiis Ka Gaaray Colaad In Muda Ah Dhextiilay

Muqdisho (www.Bartamaha.com ):-Waxa maanta magaaladda Muqdisho Heshiis lagu soo dhameenayo colaada ka dhextaala Maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ku gaaray Madaxweynahayaasha labadaasi maamul Labada Madaxweyne oo ka qayb galeya shirka maalintii labaad ka socda magaaladda muqdisho ayaa gaaray heshiis soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Shirka Wadatashiga Oo Ergada ka Qeybgalaysa loo qaybyay in Afar Gudi

Muqdisho (www.Bartamaha.com ):- Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya uu ka soconayo maalintii Labaad Shirka loo bixiyay Wadatashiga ayaa ergada ka qeybgalaysa waxa loo qaybiyay ilaa afar gudi sidda uu ka sheegay kulanka maanta oo ka dhacaya xerada xalena ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo kulan looga hadlaayay Aminiga muqdisho la qaatay Taliska Ciidamadda Xoogga

Muqdisho (Bartamaha):- Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gelinkii dambe ee shaley waxa uu maagaaladda muqdisho kula qaatay Taliska Ciidammada Xoogga Soomaaliyeed Kulanka oo ka dhacay carunta Ciidamadda Xoogga ee Villa Baydhabo ayaa waxa looga hadlay sugida amaanka magaalada muqdisho. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Jili oo sheegtay dhamaan rakaabkii saarnaa diyaarad ku burburtay dalkaas in ay geeriyoodeen.

Chilli (www.Bartamaha.com):- Wasiirka gaashandhiga dowladda Jili ayaa sheegay maanta oo axad ah in dhamaan 21-qof ee saarnaa diyaarad jimcihii ku burburtay badda Baasifika ay dhineen. Ilaa hadda waxa la helay meedka afar qof oo ka mid ahaa rakaabkii.siddaas waxa baahiyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Barakacayaal ku dhintay darbi ku soo dumay magaaladda Muqdisho

Muqdisho (www.Bartamaha.com):- Inta la ogyahay afar qof ayaa ku geeriyooday todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku soo dumay dhismo mar horre la dhisay oo ku yaala degmadda Xamar Jajab ee gobalka Banaadir. Sida uu sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Galmudug Oo Sheegay Shirka ka socda magaaladda Muqdisho in ay ka soo bixi karaan waxyaabo badan oo soomaalida dan ugu jirta.

Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Madaxweynaha maamulka Galmudug oo qayb ka ah madaxda shirka ka wada tashiga ka qayb galeysa ayaa sheegay shirka maalintii labaad ka socda magaaladda muqdisho in ay rajeenayan in ay ka soo baxaan waxyaabo dan ugu jira Soomaalida Cornel Maxamed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Malaysia oo ugu baaqday dowladda Soomaaliya in ay baaro dilka wariye dhawaan looga dilay magaaladda Muqdisho.

Kuala Lumpur (www.Bartamaha.com):-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Malasia ayaa ka codsaday dowladda KMG ah Soomaaliya in ay baarto dhacdadii jimcihii lagu toogtay wariye u dhashay dalka Malasia. Ra’iisal wasaaraha Malasia Najib Razaq ayaa soo gabagabeeyay socdaal uu ku joogay dalka Australia, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment