Author Archives: Mogadishu Desk

Golaha Amaanka QM oo dib u cusbooneysiiyay howlgalka Ciidamada AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya.

Golaha Amaanka QM ayaa jimcihii ka codsaday Midowga Africa in la kordhiyo askarta Midowga Afica ee ku sugan Soomaaliya lana gaarsiiyo ugu badnanaan 12,000 halka hadda ay ka yihiin ilaa 9,000  Qaraarkan ka soo baxay Golaha Amaanka QM ayaa loogu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kooxda Xiriirka Caalamiga Arrimaha Soomaaliya oo cabaareeyay weerarkii Ururka Shabaab ku qaaday Gobalada Geedo iyo Jubadda Hoose.

War saxaafadeed Kooxda ICG ka soo saartay shir labo maalmood ay ku yeesheen magaalada Kobanheegan ayaa waxa ay ku cambaareeyeen dagaalo Al-Shabaab ay ku qaadeen magaalooyinka Dhoobleey iyo Garbahaareey.   Kooxda Xiriirka Caalamiga Arrimaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay Ururka Shabab … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

ciidammada booliska soomaaliyeed oo mudo 20 sano kadib gaada ka cayaar ku soo maray qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada muqdisho

kadib markii mudo 20 sano kadib socod gaada ka cayaar ku soo mareyn ciidammada booliska soomaaliyeed qar ka mid ah dagmooyinka magaalada muqdisho waxaa aad ugu riyaaqay shacabka magaalada muqdisho oo usoo dawaasha tagay waxee  ka turjumeysaas nabadda ka jirta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha Wasiirada oo maanta aqoonsaday Golaha Kumeelgaarka ah ee Liibiya‏.

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka KMG ah Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ee khamiislaha waxayna uga doodeen qodobo kala duwan oo ay ugu horeysay barnaamijka deeqaha waxbarashada ee dowladda Turkiga iyo weliba aragtida dowladda ee golaha kumeelgaarka ee … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Warsaxaafadeed Ku-simaha R.W. oo maanta kormeer howleed ku tegay Dekeda iyo Kaamka Rajo.

Muqdisho, Khamiis, Sep. 29,2011——Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga iyoWarshaddaha Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo ay wehliyaan xubno isugu jira Wasiiro, Wasiir ku-xigeeno iyo Wasiiru dowleyaal ayaa maanta booqasho howleed ku tegay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Statement of H.E. Dr. Abdiweli Mohamed Ali, Prime Minister of Somalia at the 20th International Contact Group Meeting on Somalia.

H. E. Sharif Hassan Sheikh Aden, Speaker of the Transitional Federal Parliament; Deputy Prime Minister and Honorouble Ministers H.E. Ambassador Petersen, State Secretary of the Ministry of Foreign Affairs of Denmark; H.E Ambassador Augustine Mahiga, Special Representative of the Secretary … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Xaflad Jaaliyadda Denmark oo lugu casuumay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya‏.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo ku sugan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark si uu uga qeybgalo shirka ICG (International Contact Group) ayaa ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Duran oo xulka qaranka u sheegay in ay yihiin kuwo aad u nasiib badan.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna madaxa xiriirka caalamiga ah ee guddiga Olombikada Soomaaliyeed Duran Ahmed faarax ayaa shalay isniintii waxaa uu booqday halka ay ku tababar qaataan xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya oo ah garoon yar oo ku yaala … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

kumanaan arday oo u fariisatey imtaxaan deeq waxbarasho degaanada Puntland 118 ardey qura oo ku gulestay in loo qaadi doono dalka Turkiya.

Imtixaanka oo kumanaani u fariisatey ayaa Puntland waxaa kaga soo beegmay 118 ardey oo isugu jira wiilal iyo gabdho Imtaxaanka ayaa qaadayay laba macalamiin oo ka socda dalka Turkiya waxaana loo tartamaayay herka dugsiga sare iyo jaamacado. Ugu horey waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxweyne shariif oo socdaal ku tagay jiida hore ee dagaalka iyo qar ka mid ah isbitaalada muqdisho.

madaxweyne shariif oo kormeer ku tagay jiida hore dagaalka iyo qeybo kamid ah xaafadaha magaalada muqdisho sida dagmada yaqshiid waxaana halkaasi ku soo dhaweyay baqolaal dadweyna ah. gormeerka madaxweynaha waxaa ku wehliyay wasiirka difaaca iyo G banaadir iyo masuulinkale waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

New York: $1.88 Billion oo Abaaraha loogu Yaboohay.

Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa maalintii shalay ka dhacay   shir gaar ah oo caalami ah oo looga hadlayo abaaraha geeska Afrika iyo waliba sida wax looga qaban karo. Shirkan waxaa ka qeybgalay wasiirro ka socda in kabadan 50 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi balaaran oo ka socda maamulka soomaaliland oo muqdisho soo gaaray .

Kadib markii ay soo gareyn wafdigaan magaalada muqdisho gar ahan garoonka aadan cadde waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay masuulin ka tirsan maamulka gobalka iyo labada gole ee dowlada masuulin ka socday. wafdigaan ayaa  ka socda maamulka Soomaaliland oo wada deeq … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha Wasiirrada oo la kulmay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka.

Kulan aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlay xaaladda abaarta iyo gaarsiinta gargaarka dadka dhamaan gobolada dalka ee ay ka jiraan abuuraha, waxayna kula kulmeen mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, iyagoo su’aalo ka weydiiyay qaabka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Obama: America’s ‘first Jewish president’?

Barack Obama has become even more pro-Israel than George W Bush, analyst argues [GALLO/GETTY] Obama is the “the first Jewish President”. That’s the title of New York magazine’s lead article, written by John Heilemann and quoting a major Obama fundraiser. Listening to Obama speak … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

R:iisul wasaaraha soomaaliya Pr Abdiweli Mohamed oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin kala duwan.

Shirkii Guud ee Qaramada Midoobey ee 66aad oo si rasmi ah uga socda xarunta QM ee New York ayaa saacadihii lasoo dhaafay R:iisul wasaaraha soomaaliya Pr Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiin kala duwan ee ka qeyb galaya … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Salaad roob doon oo muqdisho iyo caalamka melo kala duwan laga dugaday.

Salaada roobdoonka ah oo maanta laga dugaday qeybo ka mid ah dalka ayaa Allaah looga baryayaa in uu ummadda ka dulqaado abaarta iyo colaadda muda dheer  dalka ka tagan. Dukashada Salaada roobdoonka ah oo lagu qabtay Masjidka Isbaheeysiga Islaamka ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafdi ka socda dowladda qadar oo maanta muqdisho soo gaaray.

Wafdigan ka socda dowladda qadar ayaa maanta barqanimadii ka soo dagay garoonka diyaaradaha adan cadde ee magaalada muqdisho waxaana horkacaayay Agaasimaha Hay`àdda Bisha Cas saalax cali Wafdiga ayaa waxaa ay koormeer ku tageen Xerooyin ka loo sameeyay Qoysas barakacayaal ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

kooxo hubeysan oo dhaawac u gestay wariye xasan anteeno.

Wararka aan ka heleyn magaalada Bosaaso ayaa sheegaya kooxo hubeysan ay maanta dhawac u gesteyn wariye ka hol gala idaacada codka nabada ee xarunta magaalada Boosaaso. Wariye Xasan Maxamed Cali[ Xasan Anteeno] Wariyaha ayaa la sheegay in seddex Xabadood ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somalia commemorates world peace day with a football match‏.

In a bid to encourage the restoration of peace and stability in the country, the Somali Football Federation and the Center for Research and Dialogue in Somalia have made a joint commemoration in remembrance of the world peace day the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Food aid driver abducted in Kenya .

Somali famine: Care aid driver abducted in Kenyan camp A Kenyan driver for an organisation providing drought aid is missing after being held up at gunpoint in a refugee camp near the Kenyan-Somali border. Care Kenya said three men approached … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment