Author Archives: Mogadishu Desk

Maxkamadda darajaada koowaad ee magaalada Boosaaso oo xukuno isgu jira Dil iyo Xabsi ku riday.

Maxkamadda darajaada koowaad ee magaalada Boosaaso ayaa shalay xukuno isgu jira Dil iyo Xabsi ku riday sagaal qof oo lagu soo eedeeyay inay dilal iyo qaraxyo ka geesteen deegaanadaasi. Afar qof oo ka mid ahaa dadka shalay  maxkamadda la horkeenay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne shariif oo magacaabay guddiga wada hadalka Soomaaliland.iyo soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa magcaabay guddiga wada hadalka Soomaaliland.iyo soomaaliya Gudiga uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxay ka kooban yihiin todobo xubnood, kuwaas oo uu u xilsaaray inay wada hadal la yeeshaan Maamulka Somaliland. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

The prime minister of Kenya Raila Odinga is on a tour to refugee camps.

The prime minister of Kenya Raila Odinga is on a tour to refugee camps, among the places he visited include Mandheera town in the NFD region and he is expected to visit other neighboring regions which host Somali refugees Public … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Munaasabad oo maanta xilka ku wareejinayay guddoomiyihii degmada C/casiis.

Munaasabad uu maanta xilka ku wareejinayay guddoomiyihii degmada C/casiis ayaa maanta waxa ay ka dhacday xarunta Degmadaasi. Yuusuf Cali Indhoole guddoomiyihii hore ee degmadaasi ayaa wuxuu xilka ku wareejiyay C/llaahi Xasan Axmed kaasi oo noqonaya guddoomiyaha degmada C/casiis ee Gobalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Sheegay Shabaab In Ay U wareegeyn deeganada Puntland .

R’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Wali Cali Gaash ayaa sheegay Ururka Al- Shabaab saraakiishoodii ugu sareeysay inay gaareyn deeganada Puntaland, gaar ahaan buuraha Galgala ee gobalka Bari. Ra’iisal wasaaraha oo wareesi siiyay wakaalada wararka AP.ayaa sheegay in ay wiiqantay awooda Shabaab, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dastuurkii Juun 1960 ilaa Febraayo 2009 Dastuurkii lagu dhaqmaayay ka dheeho halkaan.

Dastuurkii Juun 1960 Qodobkiisa 1aad oo ku saabsan Qaranka, farqadda 3aad waxay dhigaysaa: Diinta Islaamka waa Diinta Qaranka. Marka aan eegno Tarjumaaddii 2007 ay DKMG ku samaysay dastuurkii 1960kii qodobkaasi tarjumaadiisu waa : “Diinta Islaamka ayaa noqonaysa Diinta qura ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweenihii ugu horeeyay wadanka aljeeriya oo geeriyooday

Madaxweenihii ugu horeeyayw adanka aljeeriya kadib xornimadii ay faransa kaqaateen “axmed bin bela”ayaa shalay ku geeriyooday da,da 96jir ] Mid kamid ah eheladiisa ayaa wakaalada wararka aljeeriya usheegay in bi bela uu malinimadii arbacada ku geeriyooday mid kamid ah guriga … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Diyaaradaha Dalka Kenya oo duqaymo ka geestay gobalka gado.

Faah faahin dheeri ayaa kasoo baxayo diyaarado dagaal oo maanta duqeeyay deegaano  katirsan Gobalka Gedo. Diyaaradaha Dalka Kenya ayaa duqaymo waxaa ay kaga qayb qaateen maanta Dagaal kadhacay deegaano hoostaga Degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo. Ilaa iyo hada Si rasmi … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

war Dag Dag ah dagaal ka socda lascanood.

Wararka hada Ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in hada uu halkaasi ka dhacayo dagaal udhaxeeya Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo sidoo kale Maamulka Qaatumo state Wararka  waxa ay sheegayaan in hada lagu dagaalamayo gudaha Magaalada … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Hogaamiyeyaasha wadamada Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Hogaamiyeyaasha wadamada Jaamacadda Carabta uga furmay Magaalada Baqdad ee Dalka Ciraaq ayaa wuxuu sheegay in Waqtigani la joogo xilligii ugu wanaagsanaa ee Soomaaliya ay nabad heli lahayd islamarkaana la soo celin … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Latest Somali News | Leave a comment

Dowladda Kenya oo si rasmi ah u shaacisay in ay ku biirtay howlgalka AMISOM.

Sida ay baahisay warbaahinta Dowladda Kenya ee KBC, Ciidamada Kenya ee howlgalada ka wada Koofurta Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ugu biiraya howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM. Sidoo kale KBC waxa ay sheegtay  Koofiyadaha iyo dharka in laga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Muqdisho, March 29, 2012—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

15 soomali alqaacida ah oo lagu xiray wadanka yeman

Abyan press:hoowlgal ay sameeyeen ciidamada wadanka yeman ayay kusoo qabteen lix nin oosoomali ah kuwaasoo kagarab dagalamayay uruka alqacidada yeman ee kadagaalama gobolka abyan Afhayeen uhadlay ciidamada doowlada gaar ahaan magaalada cariish ayaa sheegay in ciidamada amanka qeeybta 39aad soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo soo dhoweeyey go.aankii dowladda puntland.

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hooyo Soomaaliyeed oo Gurmad Deg deg ah u Baahan.

20/11/2011 Marwo Faadumo Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo gaari kula rogmadey inta u dhexeysa Magaaladda Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha, islamarkaana ka jaban shan meelood oo qaarkood ay halis yihiin, ayaa la soo gaarsiiyey Caasimada dalka Jabuuti 25/11/2011. Shilka la … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay muqdisho halkaan ka Daawo cafimaad taam ah allaah hasiiyo

  dadkaan rayid ah oo isugu jira caruur iyo dad da.ah ayaa ku waxyeelobay qarixii shalay xasuuqa ahaa oo aad u foosha xumaa ee lugu beegsaday dad imtaxaan iyo rajo waxbaro lahaa iyo waalidiintii dhalay ilmahaasi ayaa ku nafwaayay in ka badan 40 halka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

madaxweyne shariif oo soo siyaartay goobtii qaraxa ka dhacay iyo dadkii ku dhaawamay qaraxaasi foosha xumaa ee gumaadka shacabka ahaa.

War-Saxaafaddeed: (Mogadishu, Somalia, October, 05, 2011) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Sharif Sh. Axmed ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay falkii waxuushnimo ee lagu xasuuqay shacabka Soomaliyeed siiba arday fara’badan oo ay kooxda arxan’laawayaasha ah ee Al-Shabaab/Al-Qaeda gaysteen shalay. Madaxweynaha ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Warsaxaafadeed: Golaha Wasiirada oo aan shir aan caadi aheyn ka yeeshay Qaraxii xasuuqa ahaa.

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maan kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho iyagoo kaga hadlay falkii lagu beegsaday Xaruntii Harkaha iyo Saamaha ee KM4 halkaasoo fariisin u aheyd qaar ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab silences Network companies with close ties to sport.

The Al-Qaeda-proxy Somali militants of Al-shabaab have on Sunday ordered off air two of the country’s largest telecommunications companies NationLink telecom and Telcom Somalia.   “Today the two network companies are not operating in all Al-shabaab-controlled regions in Somalia” sources … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Dowladda Soomaaliya marna ma aqbalin mana taageerin dacwooyinka uu wado Peter King.

Axad October, 2 2011: Mudanaha Aqalka Mareykanka ee Peter T. King, ahna Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Amniga  ayaa dhowaan ku shaaciyey boggiisa internet ka in Dowladda Soomaaliya ay taageereyso dacwadaha ka dhanka ah Muslimiinta ee uu wado. Dowladda Soomaaliya marnaba ma … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment