Author Archives: Editor

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.

Galmudug iyo Ahlu-suna oo heshiiyay [WARQADO]

Sida ka muuqato heshiis ay labada dhinac galeen, Ahlu Suna iyo maamulka Galmudug ayaa dhisi doona maamul goboleed  laga hirgaliyo goboladda dhexe ee Soomaaliya. Wada hadalo ayaa labada dhinac muddo uga socday maggalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaas oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Messi – Cayaaryahanka dunida ugu wanagsan taariikhda [SAWIRO+MUUQAAL]

Cayaaryahanka afka hore uga cayaara kooxda Barcelona iyo xulka Argentine Lionel Messi ayaa ku guuleystey abaalmarinta cayaaryahanka aduunka e Ballon d’Or markii afaraad ee is xigta. Messi oo 25 jir ah waxa uu taariikh cusub inuu si isku xigta Afar … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Photos, Sports | Leave a comment

Wasiiro ku goodiyay iney is-casilayaan hadii aan dhibatada laga dayn Somalida ku nool Islii

Labo kamid ah golaha wasiiradda Kenya ayaa dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan loo badalo saraakiisha ciidamada booliska ka qeyb qaatey howl-galadii dadkii laga shakiga qabay lagu xerxerayay xaafadda Islii ee magalada Nairobi. Wasiirka Difaaca Kenya Yusuf Xaaji iyo wasiirka … read more »

Posted in KENYA, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha oo ka qeyb galay xiritaanka baarlamaanka

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galey xiritaankii kalfadhigii u socday baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lasoo gaba-gabeyay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad u u jeediyay baarlamaanka waxa uu ku amaanay shaqadii ay qabteen mudadii yareed ee ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya: Ministers demand transfer of officers

Two Cabinet ministers have demanded the immediate transfer of all police officers involved in an operation to arrest suspected terrorists in Nairobi’s Eastleigh, accusing them of harassment and extortion. Defence minister Yusuf Haji and his Northern Kenya Development counterpart Mohammed … read more »

Posted in KENYA, Latest Somali News | Leave a comment

Connecting Dots in the Triangle of Threat

Just as the temperature of the ‘security threat’ slowly declines in Somalia, it rises in other parts of East Africa. Elements of mainly political, religious, and clan/ethnic nature continue to shift and create new volatile conditions. Though not entirely interdependent … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Fierce fighting in Somalia; 14 rebels dead, government claims

Heavy fighting in Somalia’s southern region has claimed the lives of at least 14 al-Shabaab fighters, but also taken a toll on government troops, said the warring sides Sunday. At least 14 al-Shabaab militants were killed in clashes, while others … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

SOMALIA:- Amisom Captures Key Al-Shabaab Base

The AMISOM forces in Somalia have captured another key al-Shabaab base, located about 120km North-West of Mogadishu, further fending off threats from the al-Qaeda linked group. The assault took place in the thickets of the general areas of Balidoogle on … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

[SAWIRO] Xuska dhismihii hay’ada nabad sugidda qaranka Soomaaliya

Halkan waxa idin kugu soo gudbinaynaa xuska hay’ada nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed oo si weyn loogu xusay magalada Muqdisho. Hay’ada ayaa u guuri doonta gurigeeda oo dib u hagaajin lagu sameyay, halkaasna ay ku howlgali doonta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ganacsade ka dacwoonayo Hotel-kiisa oo si xoog ah loga haysto Muqdisho

Xaaji Yusuf Jaamac Degel (Cambe Cambe) oo la hadlay saxafada ayaa sheegay in hotel uu ku leehyahay magalada Muqdisho si xoog ah looga haysto. Isagooo ka hadlayay magalada Garoowe , Xaaji Yuusuf waxa u sheegay inuu arintaas horey uga dacwooday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Should we invade Mali to stop al-Qaeda? Look at Somalia first

The West is moving toward a military intervention in Mali, somewhat slowly yet entirely deliberately, due to concerns about al-Qaeda’s control of territory there. An October UN Security Council resolution authorizes such military action, and while the United States has … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Dad badan oo ku waxyeelobay dagaalo ka dhacay Gado

Dagaal dhaliyey dhimasho iyo dhaawacyo faro badan ayaa ka dhacay gobolka Gedo ee koofurta Soomaaliya. Dagaalka ayaa waxa iskaga horyimid ciidamada dowlada oo taagero ka helayo ciidamada dowlada Itoobiya iyo kooxda Al Shabaab waxana uu ka dhacay meel dhinaca waqooyi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

[SAWIRO] Shir ku saabsan dardar galinta howshaha garoonka Aadan Cadde oo ka dhacay Muqdisho

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen madaxda sarsare ee wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta, madaxda garoonka Aadan Cadde ayaa waxa looga hadlay sidii loo tayeeyn lahaa howlaha uu u qabto garoonka macaamiisha kasoo degta. Maareeyaha hay’adda Duulista iyo Saadaasha hawada … read more »

Posted in Featured, Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Glencore chief Simon Murray launches private navy to combat Somali pirate threat

BRITAIN’S first private navy in almost two centuries is being created by a group of businessmen to take on the Somali pirates who are terrorising an expanse of the Indian Ocean. Its armed vessels – including a 10,000-ton mother ship … read more »

Posted in Latest Somali News | 1 Comment

AU plots final assault on militants

Peaceful Somalia: Continental organization seeks to establish a standing force following realization the militants still have presence, but they can be overcome with strengthening of security in liberated areas The African Union has embarked on a serious ideological offensive as … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Two killed in Garissa grenade attack

At least two people were killed and seven wounded in a grenade attack at Dagahale area in Garissa on Friday evening. The incident happened at 7 pm. Police say the blast happened when a speeding saloon car stopped at a … read more »

Posted in KENYA, Latest Somali News | Leave a comment

Qaraxyo ka dhacay Gaarissa oo 2-Qofood ku dhimatey

Ugu yaraan 2-qofood ayaa geeriyootay, todobo kalane way dhaawacantey markii bambooyin gacanta laga tuuray lala eegtey deegaan Dagahale oo ka agdhaw magalada Gaarissa. Dhacdadaan ayaa dhacday xilli habeenimadan Jimcaha oo saladda Maqrib laga soo baxay. Booliska ayaa waxa ay leehyihiin, … read more »

Posted in KENYA, Wararka Maanta | Leave a comment

Russian warships to regularly be on mission off Somalia

Russia will deploy its warships in the Gulf of Aden and near the Horn of Africa on a regular basis to prevent pirate attacks on merchant ships, a Defense Ministry spokesman said on Saturday. He added that in the past … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Gudoonka guddi hoosaadyadda baarlamaanka oo lasoo xulay [SAWIRO]

Kulan ay ku yeesheen baarlamaanka Soomaaliya, xaruntooda ay ku shiraan ee Magalada Muqdisho ayaa ay ku doorteen gudoomadda guddi hoosaadyadda baarlamaanka uu yeelanayo. Kalfadhigan oo ahaa kii koowaad ee kulanka 45-aad ee mudanayaasha baarlamaanka ayaa waxa shir gudoominnayay gudoomiye ku-xigeenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

African Union forces overrun al-Shabaab base in Somalia

Al-Shabaab fighters have again suffered a major setback after Amisom forces raided their base and inflicted heavy losses to the al -Qaeda linked group. The spokesperson of the Uganda contingent, Maj. Henry Obbo, said the offensive happened some 120km North … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment