Askartii difaacday xarunta baarlamaanka oo la dalacsiiyay
Taliyaha ayaa salaan ka qaatay Ciidanka ka dibna waxaa uu indhihiisa ku arkay Bur burkii Xarunta ka soo gaaray weerarkaas ka dib ayuuna saxaafada la hadlay waxaana uu sheegay in ciidamadan ay ka midyihiin kuwii difaacay, islamarkaana fashiliyay weerarkii Al shabaab ee xarunta Baarlamaanka isagoo min labo darajo ciidan oo dalacsiin ah siiyay ciidamada qaabilsan sugidda amniga xarunta golaha Shacabka.
Gen Saacid ayaa waxaa sidoo kale uu sheegay in Gudi loo saaray Askartii ku Geeriyootay Iyagoo difaacaya baarlamaanka sidii Ehelkooda loo Daryeeli lahaa oo taliska Boolisku uu si Gar ah u Daryeeli doono Qoosaskaas
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.