Calendar

Amiin Caamir oo farshaxankiisa ku cabiraya DKMG

Bartamaha — Xiisadda ka taagan madaxtooyada Soomaaliya ayaa sidii la filayayba dib u bilaabatay, waxaa labadii maamood oo ina dhaaftay is casilayay Wasiiro. Waxaana dadka qaar ay ku tilmaamayeen arrintan in wasiiradu ay ka gadoodeen Raiisal Wasaarahooda ayna rabaan inuu shaqada isaga tago, dhanka kale ayaa waxaa afka lagu hayay in Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaaruhu ay xurguftoodii ay sii weynaatay.

Waxaa kaloo jirta in dadka qaar ay qiyaasayaan in wasiirkii hore ee maaliyadda Shariif Xasan uu gacan hayn ku leeyahay isbedelkan horta leh iyo buuqa jira.

Haddaba Amiin Caamir oo had & goor soo sawira waxa niyadda dadka ku jira ayaa maanta farshaxankiisa ku cabiraya arrinta ka dhex aloogan dowladda ku meelgaarka ah. Maxay adiga kula tahay, noo soo qor.

amin 06 09

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« Previous Post »

Comment: