al shabaab oo qarax u gestay dad rayid ah iyo tiro arday ah ka kaxestay mid ka mid goobaha waxbarashada.
Qarax xoogan oo ah nooca dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay Nawaaxiga Isgooyska Banadir Ee magaalada Muqdisho.
Sida goob joogayaal ay sheegayan qaraxa ayaa lala widaaray gaawirada Amisom iyo kuwa Dowladda KMG lakiin waxa uu qabsaday gaari BL ah oo ka baxay KM4 kuna socday degaanada loo Barakacay iyo duleedka magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Qaraxa aye inoo sheegayn in lala eegtay gadiid kolanyo ah oo ay la socdeen ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda KMG Soomaaliya.
Wxaa ku nafwaayay Afar Qof oo rayid ah oo ahaa dadkii gaariga BLka saarnaa,waxaana la Sheegayaa in ay jiraan dad kale oo dhaawacyo kala duwan qaba .
Dhanka kale waxaa maanta kooxda shabaab ay ku dhaqaaeyn fal caburin ah ayaa tiro dhalinyaro Ah oo dhigata iskuulka istaar ee ku yaala degaanka loo bara kacay ee calasha biyaha ayaa waxa si Qasab ah ku ka xeestay kooxda shabaab.
Ardaydaas iyagow baranaayay saxaafada isla markana ku guda jireyn waxbarashadooda gar Ahaan xiligaas baratiga qadanaayay oo ku saabsaned saxaafada ayaa waxa u yimid dhalinyarada Shabaab oo ku amartay iney gabi ahaan soo baxaan ardaydaas iyo macalimintii iskuulkaas wax ka Dhigeysay.
Inta badan kooxda shabaab marka ay malegaan shilqool ka dhan aha ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ayaa inta badan wuxuu qasaaraha xoogan soo garaa dadka rayidka waxaase intaas sii Dheer iney qirtey iney ka dabeyeen dhacdaas qaraha ah.
Ma,ahan markii ugu horeysay oo fal sidaan oo kale ah sameyaan balse inta badan wexey ku Dhaqmaan sida qaraxa maanta oo kale caburinta shacabka. xarag ay u geystaan dadka rayidka. Hajabaad. iyo dil ay u gestaan dadka rayidka ah iyo intaas iyo ka badan aan la soo koobi Karin.
xafiiska wararka bartamaha:mudisho
Comments
comments