Abdi Nageeye Nederlands kampioen cross
Waxaa baryahayn dambe isa soo taraya guulaha u soo hooyo Orod-yahan Cabdi Nageeyeh oo dagan dalkan Nederland
Cabdi nageeyeh oo asal ahaan somaali ah kuna nool dalkan Holland tan iyo 1996 haatana haysta dhalasho Nederlandse (duch) ayaa si weyn uga muuqda Fagaaraha ciyaaraha Ahtletikada (orordada )
Waxaanu ku guulaystay sanadkii 2009 orodka nooca Crooska loo yaqaano iyo maasafadaha dhaadheer (lange afstand ) isla sanadkan waxaa u galay kaalinta labaad ee horyaalka holland
Nageeyeh oo 21 jir ah ayaa isla sanadkan galay horyaalka Holland kaalinta (2) labaad tartan lagu qabtay magaalada Hellendoorn .waxaa halkaas kaga guulaysatay Wiil u dhashay marocco
Waxa u imika Abdi nageeyeh sheegay in uu isku diyaarinayo ciyaaraha olympikada ee sanadka 2012 ee London ka dhacaya
Abdi waan nin da’yar oo 21 jir ah waxaanay sheegeen dadka orodada yaqaana ama saadaaliya in noqon doono orod-yahan Weyn (absoluut toptalent )haddu sida u sii wado ciyaaraha
___
Dalmar Media
Comments
comments