Daily Archives: March 12, 2015
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
EDMONTON (Global News) — Edmonton police have confirmed the death of a man earlier this week was a homicide. Police say Mohamed Ahmed Adam died from gunshot wounds. The 33-year-old’s body was discovered outside a north-central Edmonton business early Monday … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
AFP – Sources in Somalia are reporting an apparent U.S. drone strike against a vehicle carrying officials from militant group al-Shabab.Somali officials and individuals close to al-Shabab told VOA’s Somali Service the drone attacked a vehicle late Thursday outside the southwestern … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Madaxweyne Xasan SH oo u dhoofay dalka Masar
Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud iyo wafti ballaaran oo uu horkacayo ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,madaxweynaha iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Masar. Madaxweyne Xasan SH Maxamuud ayaa waxaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Falls Church News-Press – Something had changed in Harry Lee, who had just gotten back from three years working at Abaarso School of Science and Technology, a boarding school in a tiny village in northwest Somalia. Opened in 2009 by a … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Diaspora, Featured | Tagged Diaspora, Falls Church, Filmmakers, Virginia |
Xinhua – The Pediatric Department at Banadir Hospital in Somalia has a strong affinity to millions of citizens in the Horn of Africa nation.The Chinese-funded pediatric unit at the hospital has revolutionized infant health in Somalia since its establishment four decades … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured | Tagged Health, Hospitals, Training |
Immigrant helps others adjust to new life in Nashville
The Tennessean – Every Saturday, the father would gather his seven kids — including his oldest son, Mohamed-Shukri Hassan — and herd them toward the store that had landlines for international calls.Dozens of people would wait patiently outside the store in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Diaspora, Featured | Tagged Diaspora, Somali Americans, Tennessee, USA |
Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray shirkadda Caymiska ee Takaful Afrika laanteeda Soomaaliya, wuxuuna u hambalyeeyey ganacsatada suurto gelisay inay shirkadani Soomaaliya ka howlgasho. Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka dalbaday … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Jabuuti(Bartamaha) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka dalka Djibouti Mudane, Maxamed Cali Xumad iyo qaar ka tirsan mudanayaasha Baarlamanka isagoo kala hadlay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
DEG DEG: Madaxtooyada Maamulka K/Galbeed oo la weeraray
Baydhabo(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in rag hubaysan oo ka tirsan kooxda AL-shabaab iney gudaha u galeen xarunta madaxtooyada Maamulka Koonfur galbeed iyo Hoyga uu dagan yahay madaxweynaha maamulkaas Shariif Xasan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Golaha ammaanka iyo Gudiga amniga Midowga Afrika oo Addis ababa ku shiraya
Addis ababa(Bartamaha) Golaha ammaanka Qaramada Midoobay iyo Gudiga amniga ee ururka Midowga Afrika ayaa maanta ku shiraya magaalada Addis ababa ee caasimadda dalka Itoobiya,labada dhinac ayaa ka wadahadlaya dhibaatooyinka amni xumo ee ka jira qaybo badan oo ka tirsan wadamad … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Amnesty International oo warbixin kasoo saartay tacadiyada loo geysto Naafada Soomaaliya
Muqdisho(Bartamaha) Hay’adda Amnesty International ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa soo saartay waxrbixin ay ku sheegtay in tacadiyo joogto ah ay lagau hayo dadka naafada ah ee ku dhaqan dalka Soomaaliya. Warbixinta hay’adda ayaa waxaa lagu sheegay in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Galgaduud: Al-shabaab oo jidka u galay Kolonyo ka tirsan ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM
Oodweyne(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya deegaanka Oodaweyne ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay jidka u galeen gaadiid kolonyo ah oo ay wateen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Gaadiidka Kolonyada ah ee jidka loo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
DHAGEYSO: Wasaaradda arimaha gudaha oo soo bandhigtay dhismaha gudiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka
Muqdisho(Bartamaha) Wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay dhismaha gudiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed. Wasiiru dowlaha wasaaradda arimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xidig oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
DHAGEYSO: Laamaha amniga oo ka hadlay Qaraxii Caawa ka dhacay Muqdisho
Muqdisho(Bartamaha) Laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay qaraxii Caaawa ka dhacay agagaarka Hotelka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho,Qaasim Axmed Rooble afhayeenka Laamaha amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in la fashiliyey weerarkaas. Afhayeenka Laamaha amniga dowladda Soomaaliya … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|