Daily Archives: March 1, 2015
Muqdisho(Bartamaha) Wasiirkii hore ee wasaaradda Dastuurk, arimaha Federaalka iyo Dimuquraadiyadda Puntland Marwo Sahro Siciid Nuur ayaa maanta xilkii wasaaradaasi si rasmi ah ugu wareejisay wasiir ku xigeenkii wasaaradda Dastuurka iyo arimaha Federaalka C/raxmaan Cabdi Ismaaciil. Sahra Siciid Nuur ayaa bil … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka K/Afrika
Cape Town(Bartamaha) Wararka ka imaanaya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in halkaa lagu dilay wiil Soomaali ah,wiilka dilka loo gaystay ayaa sida la sheegay ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsata magaaladaasi Cape Town Wiilka la dilay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuno kala gadisan ku riday Wariyaal la horkeenay
Muqdisho(Bartamaha) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday wariyaal ka kala tirsan idaacadaha Shabelle,Risaala iyo Sky Fm ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho eexarunta dalka Soomaaliya. Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la horkeenay wariyaasha kala ah ah … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Gaalkacyo: Sarkaal ka tirsan ciidanka Puntland oo lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa
Gaalkacyo(Bartamaha) Wararka naga soo gaaraya waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in qarax Miino lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Canshuuraha Maamulka Puntland. Taliyihii Ciidanka Ilaalada kastamka Canshuuraha Berriga ee Gobolka Mudug ee Puntland Durraan … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maamulka deegaanka Goof Guduud oo codsaday in laga taageero la dagaalanka Al-shabaab
Goof-Guduud(Bartamaha) Maamulka deegaanka Goof Guduud ee gobolka Baay ayaa ka codsaday dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya in laga gacan siiyo sidii ay Al-shabaab ula dagaalami lahaayeen. Gudoomiyaha deegaanka Goof Guduud ee gobolka Baay Maxamed … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Wasiirkii Maaliyadda Soomaaliland oo iska diiday xilka cusub ee loo magacaabay
Hargysa(Bartamaha) C/casiis Maxamed Samaale wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliland ayaa iska diiday inuu qabto xilka wasaaradda Waxbarashada Soomaaliland oo dhawaan uu u magacaabay madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo. C/casiis Maxamed Samaale ayaa sheegay inuu u mahad celinayo madaxweyne Siilaanyo mudadii ay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dowladda oo dalka dibadiisa u qaaday dhaawacyadii Qaraxii Hotel Central
Muqdisho(Bartamaha) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka dalka dibadiisa u qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday Hotel Central ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Diyaarad gaara ayaa saaka bukaanada ka qaaday garoonka diyaaradaha … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
DFS oo guulo ka sheegatay dagaal ciidanka dowladda & Al-shabaab ku dhexmaray gobolka Bakool
Xudur(Bartamaha) Maamulka degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa guulo ka sheegtay dagaalo Al-shabaab iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada Xudur ee gobolka Bakool. Maxamed Macallin Axmed Gudoomiyaha maamulka degmada Xudur ayaa guulo ka sheegtay dagaalo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Maxkamadeynta Wariyaasha Shabelle oo goordhow Muqdisho ka bilaabanaysa
MuqdishoBartamaha) Maxkamadda gobolka Banadir ayaa maanta lagu wadaa iney qaaddo dacwada loo haysto wariyaasha iyo Mulkiilaha idaacada Shabelle oo mudo dheer u xiran dowladda federaalka Soomaaliya,qaadista dacwadooda ayaa dhowr jeer oo hore dib loo dhigay. Maanta 10ka subaxnimo ayaa loo … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Shirka Soomaaliya & Soomaaliland oo maanta ka furmaya Turkiga iyo Soomaaliland oo shuruud ku xirtay
Istanbul(Bartamaha) Ergada maamulka Soomaaliland uga qaybgalaysa shirka ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa shuruud ku xiray furitaanka wadahadallada ay la yeelanayaan waftiga ka socda dowladda federaalka Soomaaliya. Soomaaliland Maxamed Biixi Yoonis Wasiirka arimaha dibadda maamulka Soomaaliland oo hogaaminaya … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Stalemate continues on helping Somali-Americans wire money
Star Tribune (WASHINGTON) – It’s been exceedingly hard lately for Somali-Americans to wire cash back to families in their homeland after the main California-based bank that facilitated the bulk of the business halted Somalia transfers Feb. 7. The bank stopped doing … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Minnesota | Tagged Al Franken, Amy Klobuchar, Hawala, keith ellison, Minneapolis, Minnesota, Remittence, Somali Americans |
Somali Army’s Battle With Al-Shabab Leaves at Least 51 Dead
Bloomberg – At least 51 people were killed in Somalia in fighting between troops and Al-Shabab Islamist militants late Friday near the southwestern town of Wajid, a government official said.“Our forces attacked Elbar village which is 18 kilometers away from Wajid,” … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Video: Two killed in Somalia car blast targeting security official
Xinhua – MOGADISHU — At least two people were killed and two others injured on Friday in a car explosion in Somali capital Mogadishu, police said.The explosion, which the police say may have been targeting a security official who owned the … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, VIDEOS | Tagged al shabaab, Car Bomb, Suicide, Terrorism |
Somali-Americans in Minneapolis condemn terror threats, promote positivity
KMSP (MINNEAPOLIS) – The East African community of Minneapolis is coming together at the Brian Coyle Community Center to discuss how threats of terrorism and recruitment by al-Shabaab and ISIS are overshadowing the positive work of Somali-Americans and Muslim-Americans.Community … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Video: Hennepin County Sheriff’s Office shares community engagement video for Somali-Americans
Insight News – The Hennepin County Sheriff’s Office released a new video aimed at strengthening relationships between law enforcement and the Somali community. The video discusses the public safety responsibilities of the Sheriff’s Office, opportunities for community members to connect with … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Minnesota, VIDEOS | Tagged Diaspora, Hennepin County, Minneapolis, Minnesota, Policy, Somali Americans |
|