Xoghayaha Guud ee Baarlamanka Puntland oo maanta la magacaabay
Garowe_ Cali Axmed Saalax ayaa manta digraato kasoo baxday xafiiska guddomiyaha Baarlamanka Puntland ku magacaabay inuu noqdo xoghayaha guud ee Baarlamanka dowlada Puntland.
Cali Axmed Saalax waxa uu horay u ahaa ku xigeenka xoghayihii hore Ismaaciil Maxamed Warsame oo haatan ah wasiirka caddaalada ee xukuumada cusub.
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.