Calendar

Xaflad lugu taageraayo go,aankii uu ku ansixiyay barlamaanka r/wasaare c/wali max,ed oo ka dhacday magaalada muqdisho.

Xafladii lagu soo dhaweynaayay r/wasaaraha soomaaliya  waxaa ka soo qeyb galeen masuliyin ka Kala socdan labada gole ee  dowlada somaliya waxana ku lan kaasi kahadalay qatanay qudbadahii Kala duwanaa ee soo jediyeen madaxdda qaranka

Xildhiibaan maxa’ed c/yusuf oo ka  mid ah barlamanka somaliya aya sheegay in manta markii uu Soo garay gobata ay ka dhacesay xaflada lagu taraayo  ansixintii r/wasaaraha soomaaliya DR: C/walai max’ed cali islamarkana ay soo qaban qabiyeen dhalinyaradda iyo haweenka ay tahay Mid shacabka ay ku soo bandhigayaan dareyn kooda wadanimo. “waxa uu ugu danbeyntii sheegay Sida ay haweenka iyo dhalinyadara  iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay ugu baahan yahin Nabadda iyo dowlad nimadda ‘ayuu yari xildhibanka .

Waxana sidookale kahadlay wasiir dowlaha xirirka barlamanka iyo hay’adaha dowlada maxa’ed C/xayir mareye ayaa sheegay in anisixita la ansixiyay r/wasaraha uu yahay mid ka danbeyay Wada shaqeyn dhaxmartay shacabka iyo barlamanka .

Kulankaas ugu danbeytii waxaa hadal kooban ka soo jeediyay gudoomiyaha ururka dhalinyarada Qaranka c/llahi max’ed nuur ayaa ka hadalay mu hiimada ay ka lahayeen munasabada maanta Wuxuu carabka ku dhuftay iney ka danbeysay ansixintii la ansixiyay r/wasaare c/wali max,ed oo Maalintii shalay ay si buuxda isugu raceyn barlamaanka codkii loo qaaday.wuxuuna u mahad Celiyay xildhibaanada barlamaanka oo sheegay iney guteyn waajib qaran.

Munaasabadaas lu tageraayay r/wasaaraha cusub ee soomaaliya ayaa ku soo idlaatay jawigii logu Talagalay.

xafiiska wararka bartamaha : muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: