VIDEO: Qodobada Heshiiska Puntland Iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya
Garowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday ayaa soo gabagaboobay.
Qodobada ka soo baxay shirka ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed .
Daawo Muuqaalka Qodobada Shirka kasoo baxay:
Comments
comments