Calendar

Verizon oo sheegtay inay ka shaqeeyaan wadamo aan aduunka ku ool (Sawir Khaldan)

Bartamaha — Xayaysiin ay dhowaan hawada soo galiyeen ayaa shirkadda weyn ee taleefanada Verizon ay ku sheegeen inay khadka taleefanada siiyaan ilaa iyo in ka badan 220 wadan oo aduunka ah, waa shaqo culus haddayba heli karaan 220 wadan, sida la sheegayna wadamada aduunka marka laysku soo wada duubo waxay gaarayaan 192 ilaa iyo 195.

Waxaas ayaa lagaa yiraahdaa buun buunis. [ via Dailyga ]

VERIZON

Comments

comments

Category : Photos.
« »

Comment: