Siilaanyo oo maanta magacaabay Wasiiradiisa (Magacyada Wasiirada).

Posted on Jul 28 2010 - 12:28pm by News Desk
Tweet
Pin It

SiilaanyoBartamaha (Hargaysa):- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Golihiisa Wasiirada Cusub Ee Xukumada Somaliland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo shalay loo dhaariyay xilka Madaxnimada ee loo doortay ayaa maanta dhisay Wasiiro u badan Qurba joog iyo Xizbiga Kulmiye kuwaasi oo Saddex Haween ah ay ka dhex muuqdaan.

Magacyada Wasiirada Somaliland:-

1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar – Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.

2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.

3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.

4. Dr. Sacad Cali Shire – Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta.

5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.

6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.

7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka.

8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.

9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska.

10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga.

11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta.

12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka.

13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta.

14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada.

15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha.

16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.

17. Maxamed Xaashi Madar – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.

18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Waiirka Beeraha.

19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada.

20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta.

21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare.

22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda.

23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.

24. Cali Cabdi Saa’iq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka.

25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.

26. Nimco Xuseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka.

Dhammaan Wasiirada ayaa loogu baaqay in ay si deg deg ah uga soo qeybgalaan dhaarinta xilalka loo magacaabay oo la filaayo in maalinta berita ah ay ka dhacdo Qasriga Madaxtooyada Maamulka Somaliland.

Xafiiska www.Bartamaha.Com Ee Geeska Afrika.

Kala xiriir:-

.

.