Calendar

Sawirka Maanta: Paul Kegame Soomaali ah baan leenahay

The Somali President Sharif Sheikh Ahmed shares a joke with Pre
Bartamaha — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la kaftamaya — Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Ethiopia, Danjire, Siciid Yusuf Nuur, oo ah laba shaqsi oo isku eg. Sidaan ognahay Madaxweynaha Rwanda dalkiisa nabad iyo horumar ayuu kusoo celiyay marka ma laga yaabaa Siciid Yuusuf in maskax badani ku duugan tahay, ee talooyin ma weydiisanaa?  (Sawirka waxaa la qaaday shirkii Midowga Africa, ee Febraayo 2010)

Comments

comments

Category : Photos.
« »

Comment: