Calendar

R/wasaaraha soomaaliya oo kormer shaqo ku tagay dekedda muqdisho

Waxaa manta dekedda muqdisho kormeer shaqo oo rasmi ah ku garay r/wasahara somaliya C/wali maxed cali halkaasi kula waregay deq ka timid wadanka imaradka carbta.

Wafdiga uu horkacaayay r/wasaaraha waxaa ka mid ah ku simaha wasiirka gashandhigga c xakiin Fiqi oo hadalkiisa ku bilaabay “mudane r/wasaare ku sodhawaw dekedda muqdisho marka xigtana Waxaa gudontaa deqdaan aad arkeyso ee naga so gartay dowlada xirirka wanagsan aan la Leynahay  ee isu taga imaradka carabta waxena ka kobantahay dhar  cuno iyo boyado biyaha oo Garaya 3 xabo oo logu talakayay dadka in bihayaha logu qaado ”ayuu yari kusimaha wasiirka Ganshandhigga c/xakin xaji maxamud fiqi.

Waxaa intaas ka dib hadal kooban ka yiri r/wasaraha somalaya c/wali maxamed cali oo gudoomay Deqda  ka timid “dowlada imaradka carabta oo markasto nala garab taagan tageero iyadoo Nagadhaxeyso xiriir ganacsi wanaagsan maanta macawinada nasogartay ay tahay  mid aan Sugeenay.

R.wasaaraha Somalia aya augu danbeyn ugu baaqay beesha caalamka inay sidaan oo kale Kalmooyin ay la soo gaaran dowlada si aay wax ugu qabato dadka dhibaataysan ee la daala Dhacaya abaaraha bahsan ay ka jira dalka.

Waa markii ugu horeysay uu boqdo r/wasaare c/wali max,ed dagada muqdisho  halkaasna kula Wareegay deeq ka timid wadanka imaradka carbta isagoo besha caalamka ka codsaday iney gar Gaar dhamestiran ay la soo gaaraan shacabka soomaaliyed ay abaartu sameysay.

car 1

car 2car 3 xafiiska wararka bartamaha : muqdisho

Comments

comments

Category : Latest Somali News.
« »

Comment: