Roobab Xoogan oo ay ku diirsadeen Dadkaiyo duunyada Oo Gobbalada Jubbooyinka Ka Hooray.
Ka dib abaaro daba dheeeraaday oo soo Gobbalada Dalkagaar ahaana Jubbooyinka ayaa 24saac ee lasoo dhaafay waxaa gobbalada jubbooyinka ka da’ayay roobab aankala go’laheenkuwasooqayb ka ah raxmada eebe uu umadisia kumanaysta.
 Roobabkan ah kuwa xiliga dayrta ayaa waxa y gabi ahanba ay ka hooreen degmooyin iyo deegaano fara badan oo ka kala tirsan Gobbalada jubbooyinka halkaasooay markiihore ay kajirtay abaro bahsan oo saameen balaaran ku yeeshay dadkaiyo duunyada ku dhaqan Gobballada Jubbooyinka
 Qaar kamid ah Xoola dhaqata Jubbooyinka oo uu lakulmaya wariyaha Shabakada www.Bartamaha.com ayaa waxa ay u sheegeen inay qaar kamid ah xoolahoodii ay qaalaften abarihiin xooganaa eek u dhuftay gobbalada dalka gaar ahaana G/jubbooyinka hasyeeshee waxa ay haatan sheegeen inay heleen raxmadii eebe oo ay roob heleen warahana ay biyou galen oo ay hada barwaaqaysanyihin inkastoo uu roobka dhow yahay oo wali wax daaqsin ah aysan dhulka kasoo bixin.
Roobabkan ayaa waxaa si diran u soo dhaweyay dadka ku dhaqan Gobbalada Jubbooyinka kuwaasoo sheegay inay markii hore ay la daalaa dhacayeen abaarta kajirta Gobbalada Dalka gaar ahana Gobbalada Jubbooyinka.
 Meelaha ay oobab ka hooreen marka tlmaan laga bixo waxa kamid ah Degmooyin badan ooka tirsan Gobbalada Jubbooyinka sida:Magalada kismayo,Bu’aalle,Jilib.Afmadow Dhoolley iyowaliba deegaano kale oo dhamaantood kawada tirsan Jubboyinka.\
 Ma jirto wax khasaare ah oo ka dhashay roobabka shallay ilaa saaka ka da’ayay Gobbalada Juuboyinka mark alaga reebo dadka ku dhqan Gobbaladaasi oosi diiran u soo dhaweeya
 Si kastaba Ha,ahaatee Roobabkan shallay ilaa maanta ka da’ayay Gobballada Jubbooyinka ayaa waxaa la filayaa inay wax ka badalaan xaaladaha noolaleerd ee ka taagan Gobbaladaasi,.Mana ahan oo kaliya Gobbalada jubbooyinka meelaha ay roobabka ka hooreen waxaa jira Gobalobadan oo ay ka curatay Dayrta.
 Â
wararka Xaqiiqda ah kala soco www.bartamaha.com
Comments
comments