Qarax ka dhacay Kismaayo oo dad rayid ah ku waxyoolleebeen
Laba qof oo rayid ah ayaa dhaawacantay kadib markii qarax gudaha magaalada Kismaayo lagula beegsaday gaari nooca raaxada oo ay wateen dad rayid ah.
Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Farjanno, gaar ahaan agagaarka warshadii hore ee Hargaha, waxaana lala beegsaday gaari nooca raaxada oo uu lahaa mid ka mid ah ganacsatada magaalada Kismaayo.
Labo qof oo weerarka ku dhaawactay ayaa loola cararay isbitaalka iyo mid kamid ah uu ahaa wadihii gaariga qaraxu la kacay.
Comments
comments
Category : Featured, Wararka Maanta.