Calendar

Naag Ninkeedii ku Garaacday Jidka Dhexdiisa (VIDEO)

Screen shot 2011-12-04 at 8.27.44 AMWeligaa ma aragtay nin naagtiisii ay dhulka ku jiiday?.

Horaan waxaan u maqli jiray weligaa naag kaa xoog badan ha isku daandaansan amaba ha iusku guursan ama haba la socon, weliba hadaad dumarka jeceshahay inaad garaacdo facaa raadso ama wixii la mid ah. Anigoo kasoo horjeed dilka ama garaaca dumarka ayaa waxaan idin leeyahay ila daawada Muuqaalkan oo kusaabsan Nin haweenaydiisii ay ka xoog badisay oo ay banaanka ku ceebaysay.

HALKAN RIIX OO DAAWO

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: