Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin u diray shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho (Bartamaha) Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii shalay (Nov. 11, 2014) oo hareeyey fadhigii Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida kaleba ka dhacaan, xeer hoosaad ayuu leeyahay isaga ayaana lagu qaadi qofkii qalad geystey.
Gudoomiyaha ayaa ku tilmaamey Xildhibaanadii diidey in mooshinka la qaybiyo kuwo qiiroodey.
Comments
comments
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.