Monthly Archives: July 2014
Bartamaha – Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar toosa ku qaadeen madaxtooyada Soomaliya, iyadoona wararku sheegayaan in khasaare uu ka dhashay. Weerarka ayaa dhacay kadib xiliga afurka waxaana uu ka bilowday … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Saddexda mas’uul ee ugu sareeya dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaatay shir muddo saacado ah socday,waxaana ay ku fallan-qeeyen xaaladda amni ee dalka gaar ahaana Muqdisho oo toddobaadyadii ugu danbeeyey ay ka dhacayeen weerarro iyo dilal. Kulanka madaxda waxaa … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dhagarqabahan ayaa lagu magacaabaa Caawiye, wuxuuna ka yimid magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya, wuxuuna doonayey inuu isku qarxiyo gudaha hoteelka Maka Al Mukarama. Daawo
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, VIDEOS |
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyay Safiirka Dalka Talyaaniga u jooga Soomaaliya Ambassador Marcelli. Madaxwayne Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la Hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Horjoogayasha Xisbiga mucaaradka dalka Kenya ayaa xukuumada ugu baaqay in ciidamada dalkaasi lagasoo saaro Soomaaliya, kadib weeraro dad badani ay ku dhinteen oo ay Al-shabaab ka gaysatay Kenya. Hogaamiyaha Isbahaysiga mucaaradka oo ka hor hadlayey kumanaan Kenayan ah ayaa sheegay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
July 8, 2014 by Maxamed Madani
|
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aadan Shongole oo ahaa qabiir isboorti islamarkaana ahaa kabtanii ugu horeeyay ee Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ah, waxaana lagu xusuustaa allaha u naxariistee howlo badan oo la … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Kooxo hubaysan ayaa maanta dil ugu gaystay magaalada Muqdisho Xildhibaan horay uga mid ahaa Baarlamankii KMG ahaa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cumar Bagadi. Goob joogayaal ayaa usheegay warbaahinta in dilka Xildhibaanku uu ka dhacay agagaarka gurigiisa oo ku yaala … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Self-made fashionista Dualleh Abdulrahman is both Afropean in heritage and style. A designer, photographer and stylist, Dualleh talks to Tommy Evans about how he creates his signature look, how he remains dapper on a thrift shop budget and what it’s … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
THE Saudi economy may run into problems if the MERS virus — which has killed hundreds of people in the kingdom — is scientifically proven to have been carried by camels imported from the Horn of Africa, particularly Somalia. The … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
One man’s video shows how he found charity in perhaps the most unexpected of people.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
United Nations: (AFP) – War-torn Somalia is sliding back into an acute hunger crisis with parts of the capital facing emergency levels just short of famine, the United Nations warned on Monday. “Somalia’s food security crisis is expected to worsen … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
July 8, 2014 by Chief Editor
|
A Somalian refugee who was attempting to smuggle more than €40,000 of cocaine into England via Dublin has been given a five and a half year sentence. Ibrahim Mohamed (34), who had been granted asylum in the UK in 2001, … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Thousands of people have rallied in Kenya’s capital against President Uhuru Kenyatta’s rule, with some calling for him to step down because he had failed to improve the lives of Kenyans more than a year after he came to office. Kenya’s main opposition … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Twin sisters have fled their home in Manchester to join ISIS fighters in Syria, it is feared. The 16-year-old girls crept out of their bedrooms in the middle of the night, grabbed their passports and flew to Istanbul in Turkey. … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Bartamaha Mogadishu – Somali lawmakers have worried the security setbacks in Mogadishu following Al-Shabab’s assasination on the Somali member of Parliament Mohamed Mohamud Hayd in a broad daylight in the Capital Mogadishu. Somali Parliamentarians have expressed their sense of insecurity in … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Amiin Caamir ayaa Sawirkiisa ku cabbiraya Caddaalad Darrada iyo Halka aan u soconno, Ma Gaari Doonnaa?, Wakhti kaliyaa naga xiga.
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Posted in Featured, Photos |
Ra’iisul wasaaraha Somalia oo sheegay in Ciidanku Hub ku filan haystan lakin uusan jirin nidaam lagu wiiqo Weerarada Al Shabab Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheikh Axmed ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee Magaalada Muqdisho iyo Weerarda Joogtadaa ee Al-shabaab ay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
(AFP) – At least 13 people have been killed in new attacks in Kenya‘s coastal county of Lamu, the same area where some 60 people were massacred last month, the Kenyan Red Cross said Sunday. The organisation said nine people had died and one … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Warbaahintu waa nooc dadka loogu sheegayo wax dhacay oo ay muhiim tahay inay la socdaan, balse ma ahan wax ay ogyihiin oo loo soo gudbiyo. Dadka warbaahinta ka shaqeeya waxaa loogu yeeraa (Wariyayaal) oo afka qalaad lagu yiraahdo “ Journalists.” … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
Dagaalyahano ka tirsan Al shabab ayaa weerar ay ku qaadeen mar labaad Jaziirada Lamu ay ku badan yahiin qoomiyada Hindida ayay ku dileen toboneeyo qof. Xarunta howlgalada musiibooyinka qaranka Kenya ayaa Bogeeda twitterka waxay kuqortay in weerar kooxo hubeesan ay … read more »
Share this: La Qeybso Asxaabtaada
|