Monthly Archives: July 2014

Muwaadin Maraykan ah oo qirtay inuu taageray Al-shabaab

Bartamaha Maraykanka _ Nin haysta dhalashada dalka Maraykanka asalkiisuna yahay Hindi ayaa lasoo toogay maxkamad ku taala dalkaasi, kadib markii la ogaaday inuu taageero siin jiray xogaga islaamiyinta ah ee ka dagaalama Soomaliya iyo Syria. Gufran Axmed Kauser oo 31- … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Masuul katirsan maamulka Jowhar oo gaarigisa qarax loogu xiray

Bartamaha Jowhar_ Sarkaal katirsan maamulka dowlada hoose ee degmada Jowhar ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii gaarigisa loogu walxaha Qarxa. Masuulkan oo layiraahdo Daahir Maxamed Kaanti ayaa waxa uu dhaawacu kasoo gaaray lugaha, waxaana xiligani xaaladiisa lagula tacaalaya Isbitaalka degmada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

THERE WAS NO CHOICE: Siad Barre’s 1st Speech Oct. 24, 1969 (A Very Important Speech Everyone Should Read)

 

Posted in Bartamaha Repors, Featured | Leave a comment

VIDEO: UN Security Council calls for Israeli-Palestinian ceasefire

The United Nations Security Council has issued a statement calling for the reinstitution of a ceasefire reached between Israel and militant factions in Gaza in 2012.“The Security Council members called for de-escalation of the situation, restoration of calm and reinstitution … read more »

Posted in World News | Leave a comment

Melbourne language study reveals a cacophony of diversity

More languages are spoken in Melbourne than there are countries in the world, a cacophony of 251 tongues whose voices stretch to all corners of the city. It is a thoroughly modern metropolis, a changing city where as older European … read more »

Posted in Australia, Featured | Leave a comment

Goolhayaha Netherlands muxuu sameeyey ciyaartii iyaga iyo Brazil?

Netherlands iyo Brazil ciyaartoodii caawa ay u kala tartamayeen kaalinta saddexaad iyo afaraad ee koobka adduunka ayaa waxaa moodaa goolhayaha Netherland in wax dhib ahi aysanba haysan. Jasper Cillessen ayaa sida sawirkan hoose aad ka aragtaan inuu leeyahay Belo Majidho, Hadday Jidhana … read more »

Posted in Featured, Photos | Leave a comment

Netherlands thrash Brazil 3-0

BRASILIA: Brazil’s traumatic World Cup ended with more pain on Saturday as they lost 3-0 to a superior Netherlands side in the third-place play-off at the Mane Garrincha National Stadium in Brasilia. Still struggling to digest their record-breaking 7-1 loss to … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], World Cup 2014 | Leave a comment

Cool animals doing extreme human stunts

Cool animals doing extreme human stunts like skydiving, riding roller coasters, walking a tightrope, skateboarding a half pipe and so forth.

Posted in VIDEOS | Leave a comment

Hundreds turn out for Rexdale funeral of slain Somali teacher

Some arrived in a school bus, others on foot to Khalid Bin Al-Walid mosque to pray and remember Abshir Hassan. He looked so small as he approached the too-tall microphone, the young boy dressed head to toe in black, his … read more »

Posted in Canada [Diaspora] | Leave a comment

Wiilkani Muxuu La Ilmeeyey? Qiso ku saabsan Wiil Ilaalada Madaxweynaha ka mid ahaa

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Hormuudkii Weerarkii Madaxtooyada

Xasan Muxiyadiin (Bustoolad-Weyne)ayaa ka tirsanaa Shaqaalaha Madaxtooyadda,waxaana uu ka shaqeynayay Xafiis Shirkadda Teleefoonadda Hormuud laga siiyay gudaha Madaxtooyadda, waxaana weerarkaasi uu dhagarqabuhu sheegay inay doonayeen inay ku dilaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, C/wali Sheekh Axmed Maxamed. Haddaba Waxaa khalad weyn ah … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Brazil-Germany game would have looked the same without Brazil

Someone had the clever idea to erase every Brazilian player out of the humiliating World Cup game with Germany.

Posted in VIDEOS, World Cup 2014 | Leave a comment

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo dalka kusoo laabtay (Sawirro)

Bartamaha Garowe_ Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe wafdi isugu jira wasiirka ku xigeenka maaliyada Puntland iyo guddomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamanka dowlada Puntland. Wafdiga ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe xubno katirsan mudanayasha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Dowlada oo hawlgal ka sameyey degmada Xamar-weyne

Bartamaha Muqdisho_ Ciidamada dowlada Soomaliya gaar ahaana kuwa nabad sugida ayaa maanta hawlgal ballaaran kasameeyey degmada Xamar weyne, waxayna kusoo qab qabteen dad tiradoodu gaarayso 300- oo ruux. Dadka ay ciidamadu qabteen ayaa la sheegay inay ubadan yihiin ganacsato iyo dhallinyaro, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ilka-xanaf ” wasiirka dastuurka masoo magacaabi karo Guddiga Garsoorka”

Bartamaha Muqdisho_ Guddomiyaha maxkamada sare ee dalka Soomaliya Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa kahoryimid qorshahe uu wasiirka garsoorka iyo arrimaha dastuurka Faarax C/qaadir ku doonayo inuu ku kala diro guddiga adeega garsoorka. Ilka-xanaf ayaa sheegay in wasiirka garsoorka uusan awood ulahayn … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cumar C/rashiid oo loo magacabay safiirka Maraykanka

Bartamaha Muqdisho_ Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa umagacabay Ra’iisul wasaarihi hore ee Soomaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Safiirka Soomaliya ujoogi doona dalka Maraykanka. Wararka ayaa sheegaya in Cumar C/rashiid oo ku sugan dalka Maraykanka lagu wado maanta oo jimce ah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Weerar markale lagu qaaday deegaano hoostaga jasiirada Lamu Kenya

Bartamaha Nairobi_ Wararka laga helaayo gobalka xeebta ee Kenya ayaa ku waramaya in koox hubaysan maanta oo jimce ah weerar ku qaadeen tuulo ku taala gobalka xeebta oo katirsan Jasiirada Lamu. Wararka ayaa sheegaya in kooxda weerarka qaaday oo gaaraya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hawlgal dad laguso qabtay oo xalay laga sameeyey Muqdisho

Bartamaha Muqdisho _ Ciidamada dowlada Soomaliya oo ay weheliyaan xoogaga AMISOM ayaa habeenkii xalay hawlgal dad lagusoo qab qabtay ka sameeyey xaafada  suuqa xoolaha ee degmada Hiriwaa. Ciidamada ayaa la sheegay intii ay hawlgalka ku jiraan inay la kulmeen israsasayn, waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo Kenya ka caawin doona ladagalanka Al-shabaab

Bartmaha Nairobi _ Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay inay ka go,antahay sidii Kenya ay uga caawin lahayd la dagaalanka ururka Al-shabaab, oo weeraro xoogan kagastay dalkaasi. Haweynada ah xoghayaha arrimaha dibada maraykanka Linda Thomas Greenfield ayaa ka dhawaajisay in dowlada maraykanku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dooni urarneed ganacsato Soomaliyed oo degtay

Bartamaha Bosaso_ Dooni urarneed ganacsato Soomaliya oo kusoo jeeday dekedda magaalada Boosaaso ayaa la ogaaday inay ku degtay badda udhexaysa dalalka Yaman iyo Cumaan. Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka badda Puntland C/llaahi Jaamac Saalax ayaa warbaahinta usheegay in doonida degtay ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment