Monthly Archives: June 2014

Somaliland oo ka hadashay sababta ay ku galeen Taleex

BARTAMAHA – Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Ismaaciil Shaqalle ayaa ku micniiyay gelitaanka ciidamada Soomaliland ee degmada Taleex hawlgal caadiya oo ay ciidamadoodu ku sugayaan nabad gelyada xuduudaha Soomaliland. Waxa uu sheegay in waaberigii saaka ay ciidamadisu gacanta ku dhigeen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarama midoobay oo shaaca ka qaaday inaysan aqoon saneen Maamulka Sadex da gobol iyo Midka Lixda Gobolba

BARTAMAHA – Wakiilka joogtada ah Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaliya Nikalose Kay oo Wareysi siiyey Idacaada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in QM aysan Aqoonsaneen Maamulada Ismagacaabay ee lixda Gobol iyo Saddexda Gobol Koofur Galbeed Soomaaliya. Ambaasadoor Kay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cudur ka jadeecada oo 9 caruur ah ku dilay Shabellaha dhexe

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Tuulooyin Hoostaga Degmada Jowhar uu ka Dilaacay Cudurka Jadeecada. Ilaa Saddex Tuulo oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Islamarkaana Cudurkaasi Jadeecada uu ka dilaacay ayaa la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muwaadiniinta Maraykanka oo looga digay inay Tagaan Jabuuti

BARTAMAHA – Wasaaarada arimaha dibada dowlada mareykanka ayaa soo saartay digniino ay ujeedineeso muwaadiniinteeda kusugan dalka jabuuti oo ku ‘aadan weeraro argagixiso, waxayna ugu baaqeesaa kuweeda doonaya iney dalkaasi usocdaalaan iney taxadar muujiyan kadib weeraro argagixiso oo laga cabsi qabo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mid kamid ah Labadii maleesha oo isku haysay Shabelada Hoose oo la wareegtay Marka

BARTAMAHA – Wararka laga helayo Demada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in mid kamid ah Maleeshiyada ku Dagaalamaya Gobolka Shabellaha Hoose ay la wareegeen Degmada Marka. Goobjoogeyaal ayaa Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho u sheegay in Labada … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Madaxwaynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar

BARTAMAHA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayay oo ka qeyb galay xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Dalka Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa kulan la qaatay dhigiisa Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdifataax Al-Sisi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Atam” Dagaalada Puntland waa la igu qasbay”

Hogaamiyihii Al-shabaab ee Buuraha Gal-gala Max’ed Saciid Atam oo shalay isku soo dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya,sheegayna in uu ka tanaasulay Fikirkii Al-shabaab ayaa sheegay in Dagaalka Puntland lagu Qasbay. Max’ed Saciid Atam ayaa Xusay in Dagaalkaasi lagu qasbay islamarkaana Maamulkii … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Shabab iyo Ciidamada Maamulka Jubba oo dagaal ku dhexmaray Jaziirada Madhawaa

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose,gaar ahaan inta u dhaxeysa jasiirada Madhawa iyo Buurgaabo ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ay ku dagaalameen. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafti Balaaran oo hor kacaayay Qunsulka Turkiga ee Somalia oo Puntland gaaray Maanta

BARTAMAHA – Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa maanta Gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari,waxaana ay la Kulmeen Madaxweynaha Puntland C/wali max’ed Cali Gaas. Wadfiga ayaa waxaa Hogaaminaya Safiir kuxigeenka Dalka Turkiga ee Soomaaliya,waxaana ku waheliya Xubno … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo ka feejian weerar ay sheegeen in lagu qaadayo safaaradooda Kenya

BARTAMAHA – Cuutbyo katirsan ciidamada mareykanka ee sida qaaska ah utababaran ayaa loodaabulay safaarada mareykanku uu kuleeyahay magalada Nairobi ee dalkaasi Kenya kadib markii ay soo baxeen digniino muujinaya in Alshabaabka Somalia iyo kooxda Gacanka Arabta Ee Aqab ay doonayaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Golaha Wasiirrada oo soo dhoweeyey Dajiraha Mareykanka u soo magcaabayo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo. Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey qorshaha ay dowladda Maraykanku safiir ugu soo magcaabayso … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarama Midoobay oo ka digtay macaluul ka dhalata Soomaaliya

BARTAMAHA – Madaxa ugu sareeya dhanka arimaha bini aadaminada qaramada midoobay valeria amos ayaa dalbatay lacag dhan $60 million sadaxda bilood ee soo-socota si looga hortago cuna yarida kajirta Somalia. Ayadoo kahor hadleesay golaha amaanka ee qaramada midoobay Valeria amos … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

SOMALIA: Xildhibaano sheegay inuu jiro khilaaf ka dhex aloosan Labada masuul ee dalka ugu sareeya

BARTAMAHA – Xildhibaanadii ka soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya,islamarkaana hore ugu baaqay in Madaxweynaha uu iscasilo ayaa sheegay in Xildhibaanadaas ay Khilaafka jira Mas’uul ka yihiin. Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Bayaanka ka Gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

NATO oo kororsatay joogida xeebaha Soomaaliya

BARTAMAHA – Saraakiisha ururka NATO ayaa go’aan kugaaray in lasiyaadiyo howlgalka ladagaalanka burcadbadeeda ee biyaha Somalia lana gaarsiiyo ilaa sanada 2016 kadib markii la arkay iney sii socoto qatarta kooxaha burcadbadeeda. Bishii August sanadkii 2009 maraakiibta ururka NATO ayaa biyaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramaha Midoobay oo Puntland kala shiray arimaha Hawada Somalia

BARTAMAHA – Wafdi ka socda QM gaar ahaan kooxda qaabilsan dhanka hawadda oo la yiraahdo ICOA ayaa maanta magalada Bosaso kula shiray madaxwaynaha Puntland iyo qaar ka mid ah gollaha xukumada. Labada dhinac ayaa ka wada tashanayay qodobo ay ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SOMALIA: Raysul Wasaaraha oo ka qayb galay kulan looga hadlayay aminiga dalka

BARTAMAHA – Kulan balaaran oo looga hadlayay amaanka iyo sida shacabku uga qayb qaadan karo sugida amaanka Gobolka banaadir ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Degmada Xamar ja jab Ee Magaalada Muqdisho waxaana kulankaas ka qayb galay mas,uuliyiin Xukuumada ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland iyo Hay’adda Hawada aduunka oo maanta Bosaso kuwada shiray

BARTAMAHA – Dowladda Mareykanka ayaa muddo 23, sanno kaddib safaarad ka furaneysa Soomaaliya Danjirena u magcaabeysa safaaraddaasi kaddib markii uu xoogeystay xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka. Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa qorsheynaya sidii uu u magcaabi lahaa Safiirkiisa cusub ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka ayaa markii kowaad safiir usoo magacaabaya Soomaaliya mudo labaatan sano laga joogo

BARTAMAHA – Dowladda Mareykanka ayaa muddo 23, sanno kaddib safaarad ka furaneysa Soomaaliya Danjirena u magcaabeysa safaaraddaasi kaddib markii uu xoogeystay xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka. Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama ayaa qorsheynaya sidii uu u magcaabi lahaa Safiirkiisa cusub ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

U.S. to appoint first envoy to Somalia in 20 years

WASHINGTON (AP) — For the first time in more than 20 years, the U.S. will appoint an ambassador to Somalia in what a senior official on Tuesday described as show of faith for future stability in the war-ravaged African nation. … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

UNSOM oo u dabaal dagtay sanad guuradeedii Kowaad

BARTAMAHA – Munaasabaddan ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, ayaa loogu dabaal degayey sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii la howlgaliyey xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM, waxaana ka soo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ku-xigeenka Ra’iisul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment