Monthly Archives: June 2014

Xulka France oo usoo gudbay wareega 16-ka iyo Egland oo isaga haray koobka addunka (sawirro)

Xulka dalka Ingiriiska uga qaybgalaya cayaaraha koobka aduunka ayaa ka quus go,ay rajadii caatada ahayd ee ay ku haminayeen kadib markii xalay kooxda Cost Rica ay dhulka ku jiiday xulka Talyaaniga, kadib gool qurxoon oo uu udhaliyay xidiga Bryan Ruis, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Cayaaraha gobalada Puntland oo gabo gabo maraya iyo Xulka Nugaal oo shalay Fiinalka usoo baxay (sawirro)

Garoowe_ Waxaa gabo gabo maraya tartanka ciyaaraha kubada cagta gobalada Puntland ee ka soconaya garoonka Miro awaare ee magaalada Garoowe, waxaana maalintii shalay Fiinaalka usoo gudbay xulka gobalka Nugaal oo gool Rigoore ah kaga guulaystay xulka gobalka Mudug. Ciyaartii shalay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

KENYA: Weerarada Al Shabab ma saamaynayso joogitaanka ciidamadeena Soomaaliya

BARTAMAHA – William Ruto Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya ayaa sheegay in weerarada kusii badanaya dalka Kenya aysan keeni doonin in ciidamada Kenya ay kasoo baxaan Somalia ,balse waxa uu tilmaamay tani iney sii kordhindoonto in ciidamda Kenya ay siiwadaan nabad kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Dalka oo meel marshay gudiga dib u eegista Dastuurka Somalia

BARTAMAHA – Sida uu kusoo waramayo wariyaha Bartamaha Online ee kusugan xarunta baarlamaanka Somalia ayaa waxaa uu ku waramayaa in Golaha shacabka Soomaaliyeed uu Goor dhaw Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka oo Maal Mahaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raysal Wasaaraha Somalia oo booqanayo Qoxootiga waqooyi Bari Kenya

BARTAMAHA – Cabdullaahi Sheekh Cali (Qalloocow) oo qeyb ka ah wafdi uu hoggaaminayo reysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed  oo ku sugan Xeryaha Qaxootiga  ee Waqooyi Bari Kenya ayaa maanta Warbaahinta  u sheegay in wafdiga uu booqan doono xeryaha qaxootiga … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ambassador Annadiif oo xilka iska casilay

BARTAMAHA – Warbixin lagu daabacay website-ka Howlgalka Amisom ee Somalia ayaa waxaa lagu sheegay in Mohamed Saleh Anadif ninka shaqadad kasii tagaya ee midowga Africa Somalia ugu magacownaa uu shacabka Somalia iyo madaxda dowlada uga mahadcelinayo qaabkii wanaagsanaa oo ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xiisad dagaal oo ka taagan Duleedka Magaalada Kismaayo

BARTAMAHA – Wararka inooga imaanaya duleed ka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Hogaamiye Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ay Duulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo. Afhayeen u hadlay Maleeshiyada Barre Hiiraale oo lagu Magacaa bo C/rashiid … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Sawirro Guddomiyaha G. Mudug oo booqasho ku tegay Beeraha degmada Bacaadweyn

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Maxamad yuusuf Jaamac Tigey ayaa maanta Kormeer Shaqo ku tagay Beeraha Tarro Caso, Afwayn iyo Qoriley Halkaas oo uu kula Kulmay guddoomiyuhu Guddiga Iskaashatada Beeraleyda iyo XooloDhaqatada Deegaankaas ugu Horrayn waxaa Guddoomiyaha Gobolka Warbixinta Deegaanka siiyay Guddoomiyaha … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Khatuma: Waxaan dilnay Sarkaal ka tirsan CIidamada Somaliland

BARTAMAHA – Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Max’ed Yuusuf Jaamaca Indha Sheel oo  lahadlay qaar ka mid ah warbaahinta ka howlgasha Deegaanada Maamulka Puntland ayaa ka warbiyey Dagaal ka dhacay Qeybo ka mid Gobolka Sool. Max’ed yuusuf Jaamac ayaa sheegay in dagaal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al Shabab oo 15 ruux oo kale ku dilay weerar labaad ay ku qaadeen Magaalo ku taal Kenya

BARTAMAHA – Sida warbaahinada dalka Kenya iyo kuwa caalamkuba ay qoreen Ugu yaraan 15 ruux ayaa kudhimatay weerar shabaabka Somalia ay kuqaadeen mar-labaad  meel aan sidaa uga fogeyn Halkii weerarkii horre uu kadhacay oo ahayd Mpeketoni, oo katirsan JaziiradaLamu. Xaafada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Puntland oo laashay war saxafadeed kasoo baxay Maraykanka iyo Europe

BARTAMAHA – Qormo kasoo baxay xafiiska madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa lagu sheegay inuu hareer marsan yahay war saxaafadeed dhowaan kasoo baxay safiiradda USA,UK iyo Midowga Yurub oo ku wajahnaa xaalada Gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn. Camay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Garsoorihii Maxkamada Degmada wardhiigley oo xalay lagu dilay Mogadisho

BARTAMAHA – Waxaa xalay kooxo hubaysan ku dileen dagmeda Waabari ee gobolka banaadir Garsoorihii Maxkamada Degmada wardhiigley oo isagu la sheegayo in lagu dilay Bastoolado  waxaana goobta iskaga baxsaday Kooxdii dilka Garsooraha fulisay Dad Goob joogayaal ah ayaa warbaahinta qaar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Warbixinta weerarkii xalay lagu dilay ugu yaraan 48 ruux ee ka dhacay Magaalada Lamu ee Kenya

BARTAMAHA – Waxaa xalay abaaradii 8dii fiidnimo weerar fool ka fool ah lagu qaaday Jasiirada Lamu halkaas oo lagu dilay dad u dhow 50 qof sidoo kalane lagu dhaawacay dad fara badan oo tiradooda wali aan la shaacin. Waxaa wararka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xasan Sheikh oo xildhibaanada Soomaalida kala hadlay joojinta mooshin ay ka keenaan dowladdiisa

BARTAMAHA – Xasan sh Maxamuud  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goor dhaw soo gaba gabeeyey Qudbad uu ka horjeediyey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oga hadlay arrimo badan. Xasan Sh Maxamuud ayaa Baarlamaanka ka hor aqriyey Qodob Dhowr ah oo uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo ka hadashaey Macaluul Laga cabsi qabo inay soo foodsaarto Somaaliya

BARTAMAHA – Madaxa QM u qaabilsan Arrimaha bini’aadannimada Soomaaliya  Filib Nasaraani oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay xaunta QM ay ku leedahay Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay Xaalada Bini’aadantinimo  ee Soomaaliya . Filib Nasaraani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Warqada Aqoonsida kala Wareegay Safiirka cusub ee Dowladda Canada usoo magacowday Soomaaliya

BARTAMAHA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadahii aqoonsiga ee safiirnimo ka gudoomay Safiir Cusuboo ay Dowladda Canada u soo magacaawday Dalkeenna Soomaaliya. Mr. David Angel oo ah Safiirka cusub ee Dowladda Canadda u soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwaynaha Puntland oo u duulay Dalka Isutaga Imaaraatka Kana hadlay Duulaanka Soomaaliland

BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganaciga Puntland isagoona ku sii jeeda Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta . Wafdiga uu Hogaaminayo Madaxwayne Gaas waxaa kamid ahaa Wasiirka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Dalka oo ka shiray qodobka xeer hoosaadka maanta

BARTAMAHA – Baarlamaanak federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan kooda lagu wadaa in ay ku Meelmariyaan  Qodobo ka mid ah Xeer Hoosaatka Baarlamaanka oo maalmihii laga soo gudbaye ay Dood ka yeelanayeen. Xildhibaan Max’ed Cumar Maxamuud oo la hadlay Idaacada kulmiye … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Ingiriiska oo albaabada isugu dhufatay Qunsuliyadii ay ku laheed Kenya

BARTAMAHA – Dawlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday inay xirtay qunsuliyada ay ku leedahay magaalada labaad ee ugu weyn ee dalka Kenya ee Mombasa kadib markii  ay soo baxday cabsi la xariirta in Al-Shabab weerari rabaan magaalada Mombasa War kasoo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo sheegtay inay talaabo militari ka qaadayso Somaliland

BARTAMAHA – Gollaha wasiirada Dowlada Puntland oo maanta isugu yimid shirkoodii khamiislaha ahaa ayaa war saxafadeed kasoo saaray tallaabada ay ciidamada Somaliland ku qabsadeen maanta degmada Taleex oo katirsan gobalka Sool. Warsaxafadeedka ayaa lagu cadeeyay in dowlada Puntland ay diyaar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment