Daily Archives: June 19, 2014

KENYA: Weerarada Al Shabab ma saamaynayso joogitaanka ciidamadeena Soomaaliya

BARTAMAHA – William Ruto Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya ayaa sheegay in weerarada kusii badanaya dalka Kenya aysan keeni doonin in ciidamada Kenya ay kasoo baxaan Somalia ,balse waxa uu tilmaamay tani iney sii kordhindoonto in ciidamda Kenya ay siiwadaan nabad kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka Dalka oo meel marshay gudiga dib u eegista Dastuurka Somalia

BARTAMAHA – Sida uu kusoo waramayo wariyaha Bartamaha Online ee kusugan xarunta baarlamaanka Somalia ayaa waxaa uu ku waramayaa in Golaha shacabka Soomaaliyeed uu Goor dhaw Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka oo Maal Mahaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Raysal Wasaaraha Somalia oo booqanayo Qoxootiga waqooyi Bari Kenya

BARTAMAHA – Cabdullaahi Sheekh Cali (Qalloocow) oo qeyb ka ah wafdi uu hoggaaminayo reysul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed  oo ku sugan Xeryaha Qaxootiga  ee Waqooyi Bari Kenya ayaa maanta Warbaahinta  u sheegay in wafdiga uu booqan doono xeryaha qaxootiga … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Ambassador Annadiif oo xilka iska casilay

BARTAMAHA – Warbixin lagu daabacay website-ka Howlgalka Amisom ee Somalia ayaa waxaa lagu sheegay in Mohamed Saleh Anadif ninka shaqadad kasii tagaya ee midowga Africa Somalia ugu magacownaa uu shacabka Somalia iyo madaxda dowlada uga mahadcelinayo qaabkii wanaagsanaa oo ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment